their loved ones in decades.
The number of political prisoners in Jigjiga alone stands at 6,771 some of whom have been there close to 30 years.
The more high political prisoners are kept in an underground bunker in Addis, its were Bashiir Makhtal (canadian) is currently held.
Jigjiga (Ogadentoday Press)- War deg deg ah oo hadda naga soo gaadhay Magaaladda Jigjiga ayaa Xaqiijinaya in Jeelkii Dhexe ee Magaaladda Jigjiga Dadkii ku xidhaa ooda Laga qaaday, Dadkan oo ah dad aad u baddan ayaan Tiradoodda dhabta ah la haynin.
Boqolaalan Dad ah oo Jeelka Hortubnaa oo raadinaya Ehelkooddii ayaa hor tubnaa xilliga la sii daynayay Dadkan, waxaana la sheegay in Dad baddan Goobta ku ilmeeyeen, Kaddib markii ay arkeen sannado dad oogu danbaysay.
Dadkan ayaa la sheegay inay baddankood u xidhnaayeen arrimo Siyaasadeed.
Tiradda Dhabta ah ee Dadkan lama hayo balse waxaa la sheegaya in Dad aad u baddan Yihiin.
Jeelka Dhexe ayaa loo yaqaan (Jeel Ogaden) walina waxaa jira Dad Baddan Xidhan illaa hadda warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya meesha warar sheegayaan inaan dad baddan la soo daynin iyo warar sheegaya in dad baddan la soo soo daayay.
Qaar ka mid ah Magacyadda Dadka Siyaasaadda u xirnaa ee Jeelka Dhexe ku Jiray ayaa la sheegay inay ka mid ahaayeen.
Qabridahar.
Magaaladda Qabridahar waxaa laga soo daayay Dad lagu eedeyay inay toogteen Cabdi Siigaale, Dadkaas kooxda ah waxaa ka mid ah nin Lagu Magacaabay Fadhi Yare, Axmed Makhtal.
Dhagaxbuur
Cabdullaahi Shafeec, Rashiid Aden Guled, Cabdullaahi Fure Canbaro Iy Cabdirisaaq Cadho- Dhagaxbuur.
Ibraahin Xaad, Suldaan Fowsi, Bishaaro Wacdi, Macalin Shuuriye

