Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Madaxda Midowga Yurub
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Guddiga reer Yurub Jose Manuel Barroso
Arbaco, January 30, 2013(HOL): Sidii aad la socoteen waxaa maalmihii aynu ka soo gudubnay ku sugnaa magaalada Brussels ee dalka Belgium madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo, kaasi oo martiqaad ka helay Madaxda sare ee Midowga Yurub.
Madaxweynaha ayaa waxaa uu la kulmay Madaxweynaha Golaha Midowga Yurub Mr.Herman Van Rompuy, kaasi oo madaxweynaha si diirran ugu soo dhaweeyay xarunta Midowga Yurub. Labada Mas’uul ayaa ka wada hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Midowga Yurub iyo bogga cusub ee Soomaaliya u bilowday kaddib dhowr iyo labaatan sano oo dhibaato iyo dowlado ku meel-gaar ah ahaa.
Madaxweynaha Soomaaliya waxaa uu sidoo kale xarunta Midowga Yurub kula kulmay Guddoomiyaha Guddiga reer Yurub Jose Manuel Barroso, kaasi oo ay kulankooda iskula soo qaadeen arrimo ay ka mid ahaayeen xiriirka labada dhinac, xaaladda Soomaaliya, mustaqbalka Soomaaliya iyo wada shaqeyn dhexmarta labada dhinac.
Guddoomiyaha Guddiga reer Yurub Jose Manuel Barroso oo kulanka kaddib saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Soomaaliya uu furmay bog cusub oo ay dadka Soomaaliyeed aayahooda uga tashanayaan, wuxuuna caddeeyay in intii uu socday kulankii ay madaxweynaha Soomaaliya yeesheen ay isla garteen muhiimadda joogteynta dowlad laga wada qeybgalay oo ku shaqeysa la-xisaabtan iyo cadcaddaan, sidoo kalena la xushmeeyo xuquuqda aadanaha iyo xorriyatul-qowlka. Jose Manuel Barroso waxaa uu hadalkiisa ku sii daray in ay Madaxweynaha Soomaaliya ka wada hadleen sida uu Midowga Yurub ku caawin karo si loogu guuleysto arrimahaas.
Midowga Yurub ayaa wuxuu yahay deeq-bixiyaha ugu weyn ee kaalmeeya Soomaaliya, wuxuuna Soomaaliya ku bixiyay nus Bilyan Doollar tan iyo sanadkii 2008. Sidoo kalena Midowga Yurub wuxuu sanadkan bixiyay lacag dhan 60 Milyan oo EURO, taasi oo uu ku bixiyay dhinaca kaalmada bani’aadannimo.
Madaxweynaha Qaranka oo la kulmay madaxda Europe
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Madaxweynaha Qaranka oo la kulmay madaxda Europe
He is soliciting to make Xamar Ceyr free.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Madaxweynaha Qaranka oo la kulmay madaxda Europe
Axmed madoobe the sijui servant of Kenyans is expected to arrive in Xamar, kissing the feet of President of Somalia Republic
Doqon Ogadeen used by every ethnic group and clan
Cumer Jees II in the making

Doqon Ogadeen used by every ethnic group and clan

Cumer Jees II in the making

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Madaxweynaha Qaranka oo la kulmay madaxda Europe
God bless Ceyr


-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Madaxweynaha Qaranka oo la kulmay madaxda Europe
God never blesses Muriyan.
Ceyr is the Curse of Somalia.
Ceyr is the Curse of Somalia.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Madaxweynaha Qaranka oo la kulmay madaxda Europe
The cursed ones are cagdheer, cursed to be homeless savages humiliated by everyone.
May God never take away ur curse , and never give u brains
May God never take away ur curse , and never give u brains

Re: Madaxweynaha Qaranka oo la kulmay madaxda Europe
SIILKA HOOYADA IYO TII AQLIGA XUMEYD OO KIKUYUDA WASI JIREEN BAA CURSED AH !The_Patriot wrote:God never blesses Muriyan.
Ceyr is the Curse of Somalia.

-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Madaxweynaha Qaranka oo la kulmay madaxda Europe
Salebanka ceeb ya qabilkina midgaha kahadley.xiinow wrote:SIILKA HOOYADA IYO TII AQLIGA XUMEYD OO KIKUYUDA WASI JIREEN BAA CURSED AH !The_Patriot wrote:God never blesses Muriyan.
Ceyr is the Curse of Somalia.
Ibnu xaram ba awal aheyd.
Ama kukuyu ama xabashi kuwalo abihin ba laguwasey.Somalia horumarkedha wexey timid kolki nijaska Habaar Kintir abaalkoda lamariyey.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 658 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 2 Replies
- 320 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 711 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 8 Replies
- 932 Views
-
Last post by MJ-Pride
-
- 7 Replies
- 978 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 13 Replies
- 2114 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 3 Replies
- 1517 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 14 Replies
- 1879 Views
-
Last post by mahoka
