eliteSomali wrote:Dad dibabda ku dhaqan inay sidan u hadlaan waa edab daro iyo doqonimo. Dagaal inuu faa'ido lahayn waa la wada ogyahay. Dhibaatadii uu keenayna waa tan ilaa hada socota dhoowr iyo labaatan sano kadib. Booto waxay tarays majirto. Halawada fariisto, si dagan wixii dhib ah halagu xaliyo.
actually it is the dayuusbaro kids waxa durbaanka tumaa, gudaha marka tagto waxa aan meeshan isku haysano kama war hayaan!

