
They look so cute together, ilaahyo isku daa!
Moderators: Moderators, Junior Moderators














salool wrote:Lool Kaliil, waar hada sheekadi way xumaatey, telefoonadan casriga adigu is ogaynba baaba inta cajalad yar lagaa duubo baa interneka lagu dhex dhigaya.Xafladaha sida cisaabada ina afka la duubto mooye sheeko kale ma jirto.![]()
Dadkeena wax privacy la yidhaah ma yaqaanan.

salool wrote:Princedaadi, ninyahow isku xishoo oo haduuna afkaaga wax wanaagsan ka so baxayn, aayar threadkan isaga bax.

