maaliya Maarso,06,2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sida ugu wanaagsan usoo dhaweynayaa go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay ee ku aadan ka qaadista cunuqabeteynta hubka ee laga qaaday Dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha Xassan Sheekh “Waxaa jirto xisaabtan iyo masuuliyad la socota go’aankaas.Golaha Amaanka Go’aankooda wuxuu si sax ah ula socdaa isbedelka cusub ee siyasadeed ee ka jira Soomaaliya.” Cunuqabateyntan ayaa Golaha Amaanka si qeyb ah uga qaadeen Dowladda Soomaaliya” ayuu yiri madaxweynaha.
“Kumanaan Ciidamadda ee Xooga Dalka oo ay soo tababreen dalalka aan saaxibada nahay ayaa Soomaaliya dib ugu soo laabtay, nasiib daro qalab la’aan ayaa caqabad ku noqotay si ay howshooda u gutaan . Ciidamadaan ayaa si wadajir ah howlaha amniga ula fuliyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM” ayuu markale yiri madaxweynaha.
“Dowladda waxey u mahad celineysaa Golaha Amniga , qadarintooda iyo fahamkooda, waxeyna Dowladda Soomaaliya masuuliyad iska saareysaa dhamaan sharciyadda iyo sharuudaha la socda go’aanka Golaha Amniga ay gareen, si waafaqsan nidaamka, kuna dhisan hufnaan”
president explains how much it means to the army
Moderator: Moderators
president explains how much it means to the army
Re: president explains how much it means to the army
Poet cangalizi advoAdvo wrote:in english?
He welcomes
Says they are well aware of the change in somalia
The lifting arms embargo is liable to being surveyed
There are thousands of abroad trained national forces with no army equipments
Thanks for their understanding
We will respect the rights and conditions relating to this resolution with ful transparency.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: president explains how much it means to the army
good news......small arms and knives only.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 1407 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 3 Replies
- 1006 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 2 Replies
- 832 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 23 Replies
- 2826 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 5 Replies
- 1098 Views
-
Last post by zingii
-
- 7 Replies
- 1098 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 7 Replies
- 955 Views
-
Last post by sahal80
-
- 37 Replies
- 4476 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 2 Replies
- 651 Views
-
Last post by Coeus
-
- 2 Replies
- 563 Views
-
Last post by Kees70