Maryan Mursal iyo Xoosh

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Maryan Mursal iyo Xoosh

Post by gobdoon »

Ayaamahan waxa soo xoogaysanaya dad badan oo reer Muqdisho ahaa oo xoolahoodi iyo guryahoodi ay degan yihiin dad sida la sheegay si xooga ku qaatay xoolo iyo guryo ayan ayagu lahayn , taas oo muujinaysa sida Somalidu 22 sano ee ugu dameeyay ay waxyaabaha xaarantaha xalaleysten , waxyaabahas oo Somalidu ayan dhaqan u lahayn , diintana kasoo hor jeeda , Marka waxa dawlada iyo shicibka Muqdisho looga baahanyahay inay arintan wax ka qabtaan oo dadkaas runta loo sheego oo qof walba waxii uusan lahayn ku wareejiyo cidii lahayd hadal la'aan qofkii taas diidan sharciga la marsiiyo , saas ba loo baahanyahay hadii la rabo wadanku inuu nabad kusoo noqdo oo sharci , nidaam iyo kala damayn timaado.
User avatar
ManD333q
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3459
Joined: Tue Nov 08, 2011 2:13 pm

Re: Maryan Mursal iyo Xoosh

Post by ManD333q »

Can I also get back my stolen properties ? alaabo badan oo ay kamid ahayaan 10 sixni oo jaandi ah, dusuud iyo labo digaag oo mid uur laheyd :(

I must go to :som: and demand to get alabtii layga biliiloqeystay; just pray for me I don't get falaas shaah ah thrown at me by sh. gurguurte qoslaaye :whew:
Minneapolis Mayor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3576
Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm

Re: Maryan Mursal iyo Xoosh

Post by Minneapolis Mayor »

Tarzan already Pledged to get their property within 5 days anybody whose property is occuppied including Indian Somalis or Portuguese somalis. He said Maryan Mursal can come back anytime and get her house back. She is not willing to go and just want to defame the People of Muqdisho.
User avatar
Turbulence
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2635
Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
Location: I take my time but I always win

Re: Maryan Mursal iyo Xoosh

Post by Turbulence »

I don't see stolen property being returned any time soon. The fact that the clans of most of those who occupy almost all of these stolen properties have been given seats from the districts most of these properties were in makes me thing the Mogadishu government does not intend to correct the problems that exist in the city. The so-called president himself was probably a squatter at some point.
User avatar
Abdihaliim
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 910
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm

Re: Maryan Mursal iyo Xoosh

Post by Abdihaliim »

gobdoon wrote:Ayaamahan waxa soo xoogaysanaya dad badan oo reer Muqdisho ahaa oo xoolahoodi iyo guryahoodi ay degan yihiin dad sida la sheegay si xooga ku qaatay xoolo iyo guryo ayan ayagu lahayn , taas oo muujinaysa sida Somalidu 22 sano ee ugu dameeyay ay waxyaabaha xaarantaha xalaleysten , waxyaabahas oo Somalidu ayan dhaqan u lahayn , diintana kasoo hor jeeda , Marka waxa dawlada iyo shicibka Muqdisho looga baahanyahay inay arintan wax ka qabtaan oo dadkaas runta loo sheego oo qof walba waxii uusan lahayn ku wareejiyo cidii lahayd hadal la'aan qofkii taas diidan sharciga la marsiiyo , saas ba loo baahanyahay hadii la rabo wadanku inuu nabad kusoo noqdo oo sharci , nidaam iyo kala damayn timaado.
IMO, in la xisaabtmo waa wax fiican. Si guud ayaan u hadlayaa, arinteyda kuma wajahno, cid ama qolo qaas ah.

Wixii kadanbeeyay, 1970, waxaa dhacday, dhacdooyin, taabanaayay, shaqsiyad, gooni ah.

-Waxaa jiri jirtay, in xukuumadda ay dhul la wareegi jirtay (qaadan jirtay). Muwaadiniintii dhulkaas lahaana, markii la yiraahdo, dhulka waxaa loola wareegay dan guud, waa ay aqbalijireen, maadaama ay ummadda oo dhan ku manaafaceyso.

Waxaa la arkay, dhul loola wareegey "dan guud" misana la siiyay shaqsiyaad qaas ah. :roll:
Dadkii dhulka lahaa, markii ay arintaas kala hadleey, raggii maamulka sare hayay, waxa ay ogaaden, in xattaa maamulka sare, uusan arintas,ogeyn.

Okey, haddii maanta la yiraahdo, qof walba waa in uu dib u helaa, xoolihii laga "xoogay", milkinimada dhulkaas "danta guud loola wareegay" yay u sugnaatay. Ma kii si musuqmaasuq ah, loogala wareegay, mise kii musuqqa ku helay. :roll:
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Maryan Mursal iyo Xoosh

Post by gobdoon »

Waxii khaldan oo dhan wa in la saxo , haday jiran kaysas hore oo dawladii hore oo dad xoolahoodi laga qaaday wa in dib loo furo , lakiin wa khalad in qof xoolo uusan lahayn lawareego oo marmarsiiyo samaysto.
User avatar
Turbulence
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2635
Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
Location: I take my time but I always win

Re: Maryan Mursal iyo Xoosh

Post by Turbulence »

For those whose properties were stolen by crooked government officials of the previous regimes should definitely get their properties back. The only problem is that the people who occupy most the properties that were lost in Mogadishu during the 1990s are not the same people as that first group but people who moved to the cites from the miyi when the war started. They did own any properties in Mogadishu prior to war in 1991. One way or another those people occupy properties that do not belong to them illegally.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”