Waxan ku idhi
Somaliya markey dib u dhisanto , oo ay "multi tribal federal Republic" noqoto , qodob danbe o ay Somaliland gooni isu taageeda ku dalbata jiri maayo . Anigu shaqsiyan , Ilaah ba neceb xaasidka e , ilaa iyo intey dhismayso ayaan iska sugaya .{ within the limits of what's reasonable of course}
Intaanan mid kale dantiisa wax ka sheegin , caddow aan i jeedin iska samaysan , horta waa inaan danteyda ka soo baxa .
Danteydu maxay tahay marka ? Haddaan anigu nin somali ahay , halkey soomali ku badbaadi lahayd baa i dan ah .
Egypt iyo Saudi Arabia , wax na iga goyn maayaan , la'antood na horaan ku noola
Marka horta in wax waliba sideeda loo sheega wanaagsan. Runta iyo beentu markey iskugu kaa eekaato na , khiyaali baad danbaysa
