Kismaayo (Ogadentoday Press) Warar hadda naga soo gaadhaya Magaalada Kismaayo Iyo Muqdisho ayaa sheegaya in Raysul Wasaarahii hore ee Dowladdii Carta Cali Khaliif Galayr oo hadda ku suggan Magaaladda Muqdisho uu soo gaaraya Magaaladda Kismaayo.
Booqashaddan oo aan wali faah-faahin dhab ah laga haynin ayaa sheegaysa in Muddane Cali Khaliif Galayr iyo Xildhobaano kalle doonayaan in Khilaadka Dowladda iyo Maamulka Kismaayo.
Wixii ka soo kordha arrintan dib ayaan idin ka soo sheegi doonaan.
Ogadentoday Press.
Professor Cali Khaliif Galaydh oo Kismaayo yimid.
Moderator: Moderators
- Turbulence
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2635
- Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
- Location: I take my time but I always win
Re: Professor Cali Khaliif Galaydh oo Kismaayo yimid.
Doesn't he support Somaliland nowadays? 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Professor Cali Khaliif Galaydh oo Kismaayo yimid.
Ceeb waryaa. if there is a patriotic man in Africa, he is that man.
- FarIyoAlif
- SomaliNetizen
- Posts: 831
- Joined: Thu Nov 15, 2012 7:55 pm
- Location: Farhareeri - Heegaale - Sararaweyne - Buuhoodle | Samatar Baxnaan's successor
Re: Professor Cali Khaliif Galaydh oo Kismaayo yimid.
Waad caytamaysaaye maxaa jira?Turbulence wrote:Doesn't he support Somaliland nowadays?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1486 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 6 Replies
- 1001 Views
-
Last post by MaliPirate
-
- 2 Replies
- 808 Views
-
Last post by mahoka
-
- 1 Replies
- 1670 Views
-
Last post by mahoka
-
- 14 Replies
- 1792 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 17 Replies
- 3329 Views
-
Last post by udun
-
- 13 Replies
- 225 Views
-
Last post by kambuli
-
- 5 Replies
- 850 Views
-
Last post by Username1