Ciidamadda Amaanka Hargaisa oo Caawa Heegan Buuxa la galiyay

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Cunaaye25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1069
Joined: Tue May 15, 2012 6:40 am

Ciidamadda Amaanka Hargaisa oo Caawa Heegan Buuxa la galiyay

Post by Cunaaye25 »

Apology to Her Majesty's Government UK and Her Majesty's Secret Service. raalin gelin oo buuxda waa iney bixiyaan , shacabka reer Somaliland, mudaharaadkii, iyo Baqbaqdii la ogaa ay dhigeen.
maxaa ka denbeeyey. :lol:

Ciidamadda Amaanka Somaliland gaar ahaa kuwa degmada Hargaisa ee Caasimada Maamulkaasi ayaa heegan buuxa la galiyay kadib markii halkaasi laga dareemay shaki ah inay kusoo fool leeyihiin kooxaha Argagixisada Al-shabaab.

Mid kamid ah Gollaha deegaanka Hargaisa ayaa sheegtay Ciidamadda Amaanka iyo dhamaanba Ciidamadda Somaliland gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan (RRU) ay caawa baaritaano xoogan ka wadaan xaafadaha Magaalada Hargaisa.

Magaalada Hargaisa ayaa waxaa saamayn xoogan ku yeeshay Hadalkii dhawaan kasoo yeeray dowladda UK ahaa in ay dhici karaan Qaraxyo argagixiso, iyadoona ay shalay ka dhaceen magaalada Muqdisho Qaraxyo waawayn oo ku dhawaad 30 ruux ku naf waayeen tiro 50 ku dhowna dhaawac uu kasoo gaaray

http://saadaalnews.com/2013/04/15/dhaga ... a-galiyay/


http://saadaalnews.com/hargaisa/
Last edited by Cunaaye25 on Mon Apr 15, 2013 5:55 pm, edited 2 times in total.
User avatar
Magnusomalius
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Fri Apr 05, 2013 3:25 pm

Re: Ciidamadda Amaanka Hargaisa oo Caawa Heegan Buuxa la gal

Post by Magnusomalius »

Waad cunta walle iyo bille :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”