Kismaayo : Anaga leh iyo idinku ma leedihin

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Kismaayo : Anaga leh iyo idinku ma leedihin

Post by gobdoon »

Wa wax laga argagaxo , aaga J/H ama Kismaayo Somalida oo dhan buu ka badanyahay hadii laysugu keeno , arinka wa in la dejiyo oo nabad lahelo Alshabab iyo qabqablayaasha dagaalna la dhabar tiro , hadii nabad lahelo oo hubka la dhigo waxba waayi mayno , wa nasiib daro in dawlad kusheegta Xamar kajirtana ayan waxba ka qabanayn inay sii huriso oo batrool ku shubto ma ahe , sida taariikhda lagu sheegay dhulkan awalba Somalidu ma lahayn ee taariikhiyan qolo walba xili bay timi oo dhulka waxa laha Oromo iyo Kenyati , haday arintu saan kusocoto oo Somalida oo dad yadh ah ay dhulka ku heshiin waayan waxay noqonaysa inuu faraheena ka baxo.
Minneapolis Mayor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3576
Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm

Re: Kismaayo : Anaga leh iyo idinku ma leedihin

Post by Minneapolis Mayor »

gobdoon wrote:Wa wax laga argagaxo , aaga J/H ama Kismaayo Somalida oo dhan buu ka badanyahay hadii laysugu keeno , arinka wa in la dejiyo oo nabad lahelo Alshabab iyo qabqablayaasha dagaalna la dhabar tiro , hadii nabad lahelo oo hubka la dhigo waxba waayi mayno , wa nasiib daro in dawlad kusheegta Xamar kajirtana ayan waxba ka qabanayn inay sii huriso oo batrool ku shubto ma ahe , sida taariikhda lagu sheegay dhulkan awalba Somalidu ma lahayn ee taariikhiyan qolo walba xili bay timi oo dhulka waxa laha Oromo iyo Kenyati , haday arintu saan kusocoto oo Somalida oo dad yadh ah ay dhulka ku heshiin waayan waxay noqonaysa inuu faraheena ka baxo.
Sxb Kismaayo Habargidir ayaa Iska leh. Madarkicis Hiraab ayaa kuduugan. Daroodkaan meela ordaayo MSB aa keenay in the 70s. Hadii nala siin waayo waa laysku dhamaanaa :stylin:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Kismaayo : Anaga leh iyo idinku ma leedihin

Post by Rightwing »

Next time post into political section please!
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Kismaayo : Anaga leh iyo idinku ma leedihin

Post by gobdoon »

Acuud Billah DUGSI MALEH QABYAALADI WAXY DUMISO MOOYAN , DADKAN LAHADLAYO BAAN LAHAYN DUX IYO IIMANE , BUU ABWAANKI YIRI , hAL ERAY IGA QOR WALE DADKA SHEEGTA WAXA LAYIRAAHDO SOMAAL , HADAYNAN JOOJIN SAAN KUSOCONO , SI XUN BAYNU KUDAMAYN , AYNU ISXAAN USAMAYNO JENRESHANADA DAMBE OO AAN JAAHILNIMADA KA BAXNO.
User avatar
Zizzz
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 332
Joined: Sat Oct 01, 2011 12:06 pm
Location: In a cave, in Cavelandia.

Re: Kismaayo : Anaga leh iyo idinku ma leedihin

Post by Zizzz »

Gobdoon brother waad saxantahay, walwalkaa Soomaal badan baa kula qabto. Laakiinse waxaad ku xisaabtantaa meesha waxa leysku heysto waxaa weeyaan dowlad shisheeye ayaa si cad iskugu dayeyso iney abaabusho dastuurkeena wax uu dhigayo. Taasina waa gobol u sameynta ka socota J/H. Dawladaha shisheeye oo dalka ku sugan kuligood mowqif gooniya ayay wataan inakste ey siyaasadooda dadka ka qarsan tahay. Tani Kenya banaanka bey soo dhigtey. Mana aha wax hada bilowdey, ee sheekadu waxay bilaabatey Sheikh Shariif oo bil hayo xil ku sheegi Madaxtinimo. Waatey Kenya u saxiixeen qeyb ka tirsan nautical mileska Soomaaliyeed. Ilaahey mahadii wadaniga Ina Samatar baa fashiliyey sheekadaa weyna socon weysey.

Dhowr wikileaks cabels baa jira oo cadeynaya arinta Kenya keentay dalkeena. Dhowr article oo cadaan iyo Somaali ey qoreyn oo arintaa kasii faaloonayeyna wey jiraan. Marka sxb Dowlada waajibaa ka saaran iney siyaasad shisheeye dhulkeeda kaga talinayso kasoo horjeesato. Weliba dhul badeeda la hubo iney kheyraad umada Soomaaliyeed fakhriga uga bixi karaan la hubsaday.


PS. I reported M.Mayor.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Kismaayo : Anaga leh iyo idinku ma leedihin

Post by zingii »

Dabka waxa shidaya waa kuwa dawlada lawada aqoonsanyahay ka biya diiday in xilka saaran ay gudato.
Maxaa keenaya in la qadariyo dal shisheeye, la qaadacana hogaanka sare ee dalkeena?

OP; hadafkaagu wuu iska cadyahay, waayo boobka aad damacsaneyd ayaa hakad la geliyay.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Kismaayo : Anaga leh iyo idinku ma leedihin

Post by gobdoon »

Wa idinku raacsanahay aniguba aynu inagu dhexdeena wixii khilaaf iyo kala daadsanan ah aan dhamayno oo aynu iska dhaafno adeegsiga dawlada shisheeye , lakiin dadka qaarkiis waxay kuu sheegayan xamarba waxa dawlada ilaaliya ciidamo shisheeye oo ka socda Yuganda iyo Ruwanda , teeda kale axdiga wadanku wa federal oo dawladu wa inay konstutushanka ku socoto ayna ixtiraamto dadka dega gobol kasta oo wadanka kamid ah oo ay wax walba si nabad ah kusoo dabaasho , cidii wax tirsanaysana ay ka qanciso , lakin diidmada badan mafiicna oo inay dawladu tiraahdo waxan rabno uunba hirgalaya , hadaadba sidaad sheegtay inay jiran dad ay Kiinya dabada ka riixayso , hade dawladu ayagaba wa dawladoodi oo haday si kafool fool ah ulahadlan cid walbana waxay dhibsanayso ama aan la haboonayn muujiso WAXAYNU U BAAHANAHAY HOGAAN WANAAGSAN IYO NABADII IYO XASILOONI WAARTA IYO ALSHABAB OO WADANKA LAGA SAFEEYO.
User avatar
Zizzz
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 332
Joined: Sat Oct 01, 2011 12:06 pm
Location: In a cave, in Cavelandia.

Re: Kismaayo : Anaga leh iyo idinku ma leedihin

Post by Zizzz »

Federal states baan ku heshiiney ee tribal states kumaan heshiin bro. Waxa ey dawlada raadineysona ma aha nabad maanta la helo. Ee waa mid waarta. Tribal states hadaan hirgalino weligeed Soomaliya sooma labanayso. Maalinta uu qilaaf ka dhaxdhaco labo gobolna waa maalinta dalal cusub ka aasmi doonaan dhulkeeni hooyo. Shisheeyaha wuu kala duwan yahay bro. Ciidamo Gambia la keeney ama Ghana laga keenay wax dana gooniya ey Soomaaliya ka damacsan yihiin ayaa jirin. Hadey jiraana ma aha kuwa jiritaanka dhulkeeni hooyo halis galin kara. Ethiopia iyo Kenya waa dareskeena. Inkaste anaka nagala rabey inaan ilaalino ixtiraamka darisnimada waagan dal eheyn waan ku xad gudubney. Xad gudub kaasina wuxuu ku dhaliyey cabsi gooniya oo jiritaanka dalkooda halis ku eh. Sidaa owgeed waxaa waajib ka saaran hogaanka labadaas dali iney daciifiyaan Dowlad kaste oo ka dhalata Soomaliya. Maanta cadeyntii ayadoo ina hortaala (Kenyan bufferzone in a oil rich part of our country), hogaan dhiig gacmaha ku leheen ilaahey inoo keeney ayaa hadana qabyaaliisteyaal lagu tilmaamaya. Propaganda cad baa meel walbe lagu qoraya.

Sxb miraayadaha wadaniga xiro oo kuwaan hada kuugu jira iska dhig. Dalkeenu waa qani wuuna naga weyn yahay. Ha taageerin tribal states meel kasto oo looga dhawaaqo. Halka kaliya Soomaali ku haboon iney iska dhaadhiciyaan ayaa eh in Kenya iyo Ethiopia xaduuda ey gumeeyste yaashi siiyen aan qadarino. Jiritaankeena ayuu muqadas taasi u tahay.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”