Allah Ya Arxam Abwaan dhoodaan is Dead

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Allah Ya Arxam Abwaan dhoodaan is Dead

Post by sahal80 »

Faranacab wrote:Aabihii Suugaanta Soomaaliyeed, Macalin Dhoodaan, waxaan Illahay uga baryeynaa inuu Janadii geeyo. Amiin Yaa Rabbi.
“Dhoodaan waa adiib weyn, waa nin naqdiya waxa jira, gabaygiisuna ma laha waxa loo yaqaan ‘laqsiga’ sida naago ammaanka iyo jacaylka. Waa nin ka hadla dhibaatada jirta sida khiyaamada, axdi ka baxa, caddaalad la aanta, is gumaysiga, iwm. Wuxuu gabaygiisa ku muujiyaa in axdi ama ballanqaad la galay laga baxay. Waa abwaan weyn oo adeegsada qaabka balaaqiga… Ma qabo inuu jiray abwaan aragtidiisa oo kale lahaa oo maanso ku cabbiray naqdigiisa, mid hore iyo mid hadda noolba. Waxaase ku dhaw dhaw Sayid Maxamed Cabdille Xasan.”[1] Sidaa waxaa yidhi Professor Faarax Dhaameel.



“Miisaanka gabayga Dhoodaan, iyo lafta iyo luddiisa waxaan ku tilmaami karaa inuu yahay kan ugu sarreeya ee gabayga Soomaalida. Intaa waxaa dheer waddaniyad uu ka daacad yahay” [2] Sidaa waxaa yidhi Halabuur Cabdullaahi Baddal Cabdi Qamaan.



“When dealing with weighty social and historical circumstances, Abdillahi Dhodan’s command of Somali language and poetic insight is in the same league as the legendary poets, such as Ragge Ugas and Qamaan Bulhan.”[3] Sidaa waxaa yidhi Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudaydi.)


To read more about Macalinka :

http://www.doollo.com/mainpage/boggasuu ... oodaan.htm
Thanks for the info sxb
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Allah Ya Arxam Abwaan dhoodaan is Dead

Post by Faranacab »

Sahal, you're welcome & Allah Yarham Macalinka.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”