Puntland elder crying about Col. Barre Hiiraale & HAG(audio)

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Puntland elder crying about Col. Barre Hiiraale & HAG(audio)

Post by zingii »

Nin Bari kasoo jeeda oo mooda inuu Barre Hiiraale ka xigo Kismaayo. :pac:

At 6 minute mark "Axmad Diiriye wuxuu dhigay waad la socotaan, ninkii guriguu daganyahay lahaa waa kii dilay oo waliba ku aasan guriga laftigiis". :ohhh:

http://saadaalnews.com/daahir-dhangad/

BTW, i love how he says "putlayn".
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Puntland elder crying about Col. Barre Hiiraale & HAG(au

Post by xaliye123 »

Bad policy for our cousin.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Puntland elder crying about Col. Barre Hiiraale & HAG(au

Post by zingii »

Sidii nin siyaasada yaqaan umuusan hadlin oo hadaladiisa waxaa laga dhadhansanayaa (burur).

Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Puntland elder crying about Col. Barre Hiiraale & HAG(au

Post by Adali »

zingii wrote:Sidii nin siyaasada yaqaan umuusan hadlin oo hadaladiisa waxaa laga dhadhansanayaa (burur).
what is burur ?? is it like baroor ?
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Puntland elder crying about Col. Barre Hiiraale & HAG(au

Post by zingii »

Adali wrote:
zingii wrote:Sidii nin siyaasada yaqaan umuusan hadlin oo hadaladiisa waxaa laga dhadhansanayaa (burur).
what is burur ?? is it like baroor ?
haa. :lol:

wuu bururay/wuu barooray
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Puntland elder crying about Col. Barre Hiiraale & HAG(au

Post by zingii »

Arintan Axmad Diiriye ee ah inuu nin uu dilay gurigiisa ku nool yahay waxaan moodi jiray iska sheeko ama fadeexad ku kooban kuwa bartan soo gala oo kaliya.
Maantase waxaa ii cadaatay in ay tahay arin cuqaasha dalka ku nool ay xitaa hadal hayaan, taasina waxay ii sii kordhisay in warku wax ka jiro ileen wixii la sheego wax baa ka jiro baa horay loo yiriye.

Waxay doontaba ahaataye, labo mid bay noqon.

1) waa gacan ku dhiigle ku nool guri ninkii lahaa uu dilay
2) waa lagu been abuuranayaa oo dambi baa laga galay
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”