President xassan sheikh rejects Kismayo conference
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
President xassan sheikh rejects Kismayo conference
Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad uu kaga hadlay Ammaanka, Shirka Kismaayo iyo Shirka London ka jeediyay Baarlamaanka
Khamiis, May 02, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad uu ka jeediyay kulan gaar ah oo uu baarlamaanka Soomaaliya maanta oo Khamiis ah; wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin, ammaanka iyo waddooyinka xiran, shirka maamul u sameynta Jubbooyinka iyo shirka London ee toddobaadka dambe furmaya.
Kulanka baarlamaanka oo uu shir-guddoominayay ku xigeenka koowaad ee guddoomiyaha baarlamaanka, Jeylaani Nuur Iikar ayaa waxaas oo xaadiray 180-xildhibaan, kuwaasoo dhageystay khudbad soconaysay muddo saacad ka badan oo uu jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh.
Amniga iyo Waddooyinka Muqdisho ee xiran:
“Magaalada Muqdisho waxaa ka socda howgallo ay lagu adkeynayo amniga, waan la soconnaa cabashooyinka dadka ka imaanaya iyo culeyska haysta, balse waxaa ka darnaan lahayd; laakiin dhibaatooyinka laga hortagay ayaa ka xanuun badnaan lahaa inay dhacaan,” ayuu madaxweynuhu ku sheegay hadal ku saabsan waddooyinka Muqdisho ee la xiray.
Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu sheegay in dad badan ay shaqooyinkooda ka xayirmeen ay haddana ka darnaan lahayd inay dhacaan qorshayaal badan oo la fashiliyay, kuwaasoo la doonayay in lagu dhibaateeyo dad aan waxba galabsan.
“Xanuunkii maalin dhaweyd na-gaaray dartiis ma ogolaan karno inaan fursad kale bixinno, go’aanka lagu xiray waddooyinka ee lagu adkeynayo amnigana waa mid ay gaareen hay’adaha ammaanka aniguna aan ku raacay,” ayuu ku daray hadalkiisa madaxweynaha Soomaaliya.
Isagoo sii hadlaya ayaa wuxuu yiri: “Waxaa la fashiliyay abaabul waaweyn oo la doonayay in dhiig badan lagu daadiyo, kuwo kalena waa lagu dabo-jiraa, shacabka waxaan u sheegayaan in xayiraddooda ay ka daran tahay in ay dhacaan qorshayaashii la maleegay, kuwaasoo ciidamada amniga uu Alle ku garabsiiyay inay fashiliyaan.
Shirka ka socda Kismaayo:
Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay shirka ka socda Kismaayo ee lagu sameynayo maamulka Jubaland, isagoo sheegay in shirkaas uu yahay mid aanay dowladda federaalka aysan taageersanayn, balse aysan dowladdu diidanayn in dalka laga hirgeliyo maamullo federaali ah cid diiddan ama diidi kartana aysan jirin.
“Dowladdu dhowr jeer ayay wafdiyo u dirtay Kismaayo kuwaasoo wadahadal la yeeshay dadka wada shirkaas, hase yeesheen waxaa jira arrin dastuuri ah oo aysan dowladdu ka horimaan karin. Maadaama waajibka dowladda uu yahay meel marinta nidaamka federaalka ah waxaan xoojinaynaa in dadka la siiyo awoodda oo ay dhistaan maamullo ay iyagu raalli ka yihiin, waase in la waafajiyo dastuurka,” ayuu yiri Xasan Sheekh.
Madaxweynuhu wuxuu hadalkiisa ku daray in dowladdu ay marba suurogal u ahayn inay aqbasho go’aan hal dhinac ah, balse ay doonayso go’aan loo dhan yahay oo ay qayb ka yihiin hay’adaha dowladda iyo shacabka maamulka sameysanaya, wuxuuna hadalkiisa ku daray in dowladdu ay raalli ka tahay wixii ay shacabku doonayaan.
Shirka lagu qabanayo London:
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbaddiisa sii wata ayaa wuxuu ka hadlay shirka London lagu qabanayo 07-da bishan May, isagoo sheegay in shirkaas uu yahay mid ka duwan shirkii horay loogu qabtay London bishii Febeaayo ee sannadkii hore ee 2012.
Xasan Sheekh wuxuu sheegay in shirkaas uu ahaa mid ay dowladda Britain u qabtay Soomaaliya, balse shirkan uu yahay mid ay abaabuleeda leeyihiin UK iyo dowladda Soomaaliya si caalamku u caawiyo Soomaaliya.
“Shirkan waxaa casuumaddiisa fidiyay aniga (Xasan Sheekh) iyo ra’iisul wasaaraha UK, waxaana horgeynaynaa qodobbo ay dowladdu dejisay oo ay ka mid yihiin lixda qodob ee dowladda saldhigga u ah iyo qodobobo kale oo ay ka mid yihiin; qorshayaasheenna amniga, cadaaladda, maareynta maaliyadda iyo aragtida siyaasadeed ee dalka oo dhan lagu hananayo,” ayuu yiri madaxweyne Xasan.
Sidoo kale, wuxuu sheegay in shirka ay horgeyn doonaan qorshe ku saabsan dhibaatooyinka loo geysto haweenka Soomaaliyeed oo uu ugu horreeyo kufsiga isagoo sheegay inuu rajeynayo in shirkaas ay kasoo baxaan qodobbo wax ku ool ah.
Ugu dambeyn, madaxweynaha Soomaaliya wuxuu sheegay in dowladda UK ay noqotay dowladdii ugu horreysay oo shir lagu caawinayo Soomaaliya ku qabato London 22-sano kaddib, iyadoo Soomaalida ogolaata inay hoggaanka shirka qabtaan, wuxuuna xusay in shirkaas ay barbar socon doonaan oo lagu xoojinayo shirkan.
Xildhibaannadii kulanka kasoo qaybgalay ayaa si aad ah ugu riyaaqay sida uu madaxweynuhu faahfaahinta uga bixiyay dhamaan qodobbadii uu ka hadlay; iyadoo tani ay noqonayso markii labaad oo madaxweynuhu uu ka horjeediyo baarlamaanka howlaha dowladda u qasboomay iyo kuwa u dhiman tan iyo markii xilkan loo doortay sideed bilood ka hor.

- barbarossa
- SomaliNet Super

- Posts: 5568
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
Another feeble attempt on the part of of a desperate character to initiate basically what amounts to a jump-ball. There is nothing new in the remarks made by the president regarding the Kismaayo conference or the formation of Jubaland.
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
my source in mogadishu told me hiiraale was sent to be killed then revenge killings followed by big war will happen. that was last desperate act. that didn't happen
plan A has failed so plan B and C. what is the next.
plan A has failed so plan B and C. what is the next.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
^^ That it self would not have been a bad idea, the Hawiyes just need to mobilize militia along with the Merehaan and remove the raskambooni i think that is hassans plan. He needs to lobby in European countries Belgium and London that Kenyatta is violating his territorial sovereignty. I am starting to Like this hassan guy he alienated every daarood sub clan except Merehaan. For the first time in 22 years Hawiye have produced a President who stands his ground.
God bless
God bless
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
manta paltalk wey shidantahay kablalax are insulting culusoow in funny way too much 
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
khalid ali wrote:^^ the Hawiyes just need to mobilize militia along with the Merehaan and remove the raskambooni
That will not happen.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
In which room are Kablalax OG's doing angry version of Dhaanto?grandpakhalif wrote:manta paltalk wey shidantahay kablalax are insulting culusoow in funny way too much

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
Murax anything is possible this is Somalia the country of tribes sub clan sub sub sub clans alligences and 22 years of civil and counting. If that doesn't happen than the status quo will remain the Kenyans will stay in Kismayo, and hassan and saacid will stay in xamar and end their term in xamar talking about beesha calaamka bana tageertey iyo what not. While the Kablalax declare their autonomous state protected by Kenyans.
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
khalid ali wrote:Murax anything is possible this is Somalia the country of tribes sub clan sub sub sub clans alligences and 22 years of civil and counting. If that doesn't happen than the status quo will remain the Kenyans will stay in Kismayo, and hassan and saacid will stay in xamar and end their term in xamar talking about beesha calaamka bana tageertey iyo what not. While the Kablalax declare their autonomous state protected by Kenyans.
The differences in Kismaayo will be between the Gov of Kenya, Somalia, Ethiopia or if it involves Somalis the two biggest groups in the region Sade/Absame. You really think Marehan would use other clans to fight their Absame cousins?
Anyway this issue isn't qabil it is a issue of a argument over the constitution.
- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
The president can resolve this issue quite easily by blessing a temporary admin over the 3 regions, and then maybe within a year when the area is able to hold elections over see such an election. He would even be able to push puntland to come onboard or isolate it if it refuses. Blindly opposing the Jubaland process is ill-advised, short-sighted, and shows lack of political maturity.
Why should the concern for minorities risk alienating heavily armed tribes you need on your side?
Besides these Bantu, sheekhal, even if the TFG holds the conference have zero chance of leading any meaningful position anyway, the current stakeholders would still be running the show.
That is why only an election would solve this issue of minority (un-armed ) marginalization which will not happen anytime soon (so along as alshabaab has strongholds in the south).
Why should the concern for minorities risk alienating heavily armed tribes you need on your side?
Besides these Bantu, sheekhal, even if the TFG holds the conference have zero chance of leading any meaningful position anyway, the current stakeholders would still be running the show.
That is why only an election would solve this issue of minority (un-armed ) marginalization which will not happen anytime soon (so along as alshabaab has strongholds in the south).
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
Murax please Somalis taking constitution serious goormey Somali dastuur qadiraan naga daa dee.
Its obvious the government in xamar doesn't want to see this Jubbaland
You are right there will not be a war because there are AU troops there will not be a war as long as the Amisom kenyan forces are there the Ethiopians are very neutral on this they dont want to oppose hasans govt . So they stay on the side lines but the TPLF prefers a Jubbaland state with a weak central government the weaker Somalia the better for Ethiopia easy to influence. The Kenyans are after their buffer zone and the government seems to be clueless what to do next, if hassan manages to remove the troops from Kismayo the AU kenyan troops and replaces them with other African union troops he can show this jubbaland thing the door.
Its obvious the government in xamar doesn't want to see this Jubbaland
You are right there will not be a war because there are AU troops there will not be a war as long as the Amisom kenyan forces are there the Ethiopians are very neutral on this they dont want to oppose hasans govt . So they stay on the side lines but the TPLF prefers a Jubbaland state with a weak central government the weaker Somalia the better for Ethiopia easy to influence. The Kenyans are after their buffer zone and the government seems to be clueless what to do next, if hassan manages to remove the troops from Kismayo the AU kenyan troops and replaces them with other African union troops he can show this jubbaland thing the door.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
Talo alle udaa wrote:The president can resolve this issue quite easily by blessing a temporary admin over the 3 regions, and then maybe within a year when the area is able to hold elections over see such an election. He would even be able to push puntland to come onboard or isolate it if it refuses. Blindly opposing the Jubaland process is ill-advised, short-sighted, and shows lack of political maturity.
Why should the concern for minorities risk alienating heavily armed tribes you need on your side?
Besides these Bantu, sheekhal, even if the TFG holds the conference have zero chance of leading any meaningful position anyway, the current stakeholders would still be running the show.
That is why only an election would solve this issue of minority (un-armed ) marginalization which will not happen anytime soon (so along as alshabaab has strongholds in the south).
The government does not want to see a daarood dominated 3 regions state , they prefer the six state regions a mixed state a federal state, hassan said few times that he wants federalism but what is federalism he said its not about 2 tribes forming a state its about regions forming a state. in that way hawiye and rahanweyn and darood are equal to the six state and there would be an assembly of 100 MPs equally shared between those tribes.
- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
The government is composed of all tribes,including Darood, the PM is one. The 3 regions will not be dominated by one tribe, their will be one overall leader, 2 VPs, and the rest of the leadership will be shared along clan lines.khalid ali wrote:Talo alle udaa wrote:The president can resolve this issue quite easily by blessing a temporary admin over the 3 regions, and then maybe within a year when the area is able to hold elections over see such an election. He would even be able to push puntland to come onboard or isolate it if it refuses. Blindly opposing the Jubaland process is ill-advised, short-sighted, and shows lack of political maturity.
Why should the concern for minorities risk alienating heavily armed tribes you need on your side?
Besides these Bantu, sheekhal, even if the TFG holds the conference have zero chance of leading any meaningful position anyway, the current stakeholders would still be running the show.
That is why only an election would solve this issue of minority (un-armed ) marginalization which will not happen anytime soon (so along as alshabaab has strongholds in the south).
The government does not want to see a daarood dominated 3 regions state , they prefer the six state regions a mixed state a federal state, hassan said few times that he wants federalism but what is federalism he said its not about 2 tribes forming a state its about regions forming a state. in that way hawiye and rahanweyn and darood are equal to the six state and there would be an assembly of 100 MPs equally shared between those tribes.
Sxb, let's not wish for war & anarchy to continue, your statements harbor ill thoughts towards your brothers in the south. Pray for their success ya khalid/Emperior.
- metamorphosis
- SomaliNet Super

- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
You mean the president of the ugandan protectorate mogadisho? Oh well hardly a surprise.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: President xassan sheikh rejects Kismayo conference
These secessionist can`t change the habit of a lifetime. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1239 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 396 Replies
- 29149 Views
-
Last post by zidane88
-
- 1 Replies
- 866 Views
-
Last post by ahmed yey
-
- 15 Replies
- 3567 Views
-
Last post by GAMES
-
- 36 Replies
- 5869 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 10 Replies
- 3101 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 5 Replies
- 651 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 6 Replies
- 809 Views
-
Last post by highclass
-
- 38 Replies
- 4477 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil