Beesha Sade being targetted in Garissa
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Beesha Sade being targetted in Garissa
Warbixin: Maalmahan waxaa magaalada Gaarisa ee waqooyi bari ee dalka Kiiniya ka socday xasuuq baahsan oo lagula kacay shacab soomaaliyeed oo qaarkood meherado ganacsi ku laayaheen magaalada Gaarisa sidoo kale waxaa jira dhaawacyo halis ah oo iyagana yaala isbitaalka magaalada Gaarisa. Waxa kale oo jira dhawr ruux iyana xabsi ku jira.
Goob Jooge ku sugan magaalada Gaarisa oo Shabakadda Allgalgaduud uga waramay xaaladahaasi ayaa shaaca ka qaaday in dhamaan dadkaasi gebi ahaantood ay ka soo jeedaan Gobolladda Galgaduud Iyo Gedo.
Goob joogahan ayaa shaaca ka qaadey qabiilada ay dadkaasi ka soo jeedaan iyo sababaha kalifey dilkooda,waxaana uu goob joogahani sheegey in dhamaan dadkaasi la dilay, kuwa xiran iyo kuwa dhaawaca ah ay leeyihiin sharciga kibaandhaha ee dalkaasi kiiniya.
Goob Joogahani waxaa uu daboolka ka qaaday in dadkaasi la dilay laba ka mid ahi walaalo ahaayeen isla markaasna ay ka soo jeedaan beesha Cali Dheere Ee Beesha Sade,Waxaana sidoo kale la sheegey qofka saddexaad ee la dilay uu ka soo jeeday Beesha Reer Garaad ee isla Beesha Sade.
Labada Wiil ee Beesha Celi Dheere ka soo jeeda ayaa la shaaciyey inay ahayeen shaqaale ka tirsan shirkadda Barwaaqo ee magaalada gaarrisa,Waxaana labadaasi wiil mid magaciisa lagu soo gaabiyey Cabdiqani,waxaana ay ahayeen dhalinyaro iska ganacsada oo si weyn looga yaqaanay magaalada gaarisa.
Dhinaca kale waxaa dhaawac culus ah Wiil isna ka soo jeeda Beesha Reer Siyaad ( Diini ) Waxaana la sheegey in xaaladiisa caafimaad aad u liidato,waxaana la sheegaya aa inuu wali ku jiro isbitaalka Magaalada Gaarisa. Sidoo kale waxaa la shaacinayaa inay xabsiga magaalada Gaarisa ku jiraan in ka badan 10 ruux oo dhamaantood ka soo jeeda Beesha Sade.
Beesha la Shaaciyey inay Dilalkaasi Fuliyeen:
Goob Joogahani waxaa uu daboolka ka qaaday inay dilkaasi Beesha Ogaadeen gaar ahaan Qabiilka Caabudwaaq, oo la sheegey inay arrimahaasi u dileen khilaafka ka taagan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose,waxaana la sheegeyaa in si toos ah loo garanayo dadka dilkaasi gacantooda ku fuliyey.
Goob Joogahani waxaa uu sheegey inaysan ciidamada dalka kiiniya dilkaasi aysan fulin,waxaana la sheegey in rag ka soo jeeda Beesha Caabudwaaq si bareer ah arrimahaasi u fuliyeen. Dilkan foosha xun ayaa xamaasad baahsan ka kiciyey magaalada gaarisa iyadoo maamulka magaalada iyo culima awdiinku arrintaasi aad uga xumaadeen sheegeena inay soo qabanayaa dadkii dilalkaasi fuliyey.
Gebagabadii waxaa dilalkan iyo xasuuqan lagu hayo dhalinta beesha sade ee ku sugan magaalada gaarrisa uu salka ku hayaa arrimaha ka taagan gobollada jubooyin iyo dilal hore sida la sheegayo,mana jiraan wax jawaab ama hadal ah oo masuuliiyiinta beesha sade ka bixiyeen arrimahaasi.
Waxaan idin balan qaadeynaa inaanu iidin soo gudbino magacyada dadkaasi dhintey,kuwa xiran iyo kuwa dhaawaca ahba saacadaha fooda inagu soo haya.
Aadan Maxamed Cali, “Jaangoo”
Garissa, Kenya
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com
AUN kuwi la dilay wan in la qabo............... this is targetted clan natured killing. These cagdheer animals are killing Beesha and imprisoning them simply because they don't like the events unfolding in Kismayo!!!

Re: Beesha Sade being targetted in Garissa

Gaarissa, Kenya (AOL) – Waxaa todobaayadii tagay ka socday magaalada Gaarissa ee dalka Kenya xasuuq lagu hayo dadka ku abtirsada beesha Sade ee ku sugan magaalada Gaarissa ee gobolka waqooyi Bari Kenya.
Ilaa hadda waxaa si waxuushnimo ah loo dilay inta la ogyahay sadex ruux halka ay dhaawac yihiin sadex kale, ayada oo waliba ay taasi sii dheer tahay tiro intaa ka badan oo aan la ogeeyn halka ay jaan iyo cirib dhigeen.
Dadka la bar tilmaameedsanayo ee xasuuqa lagula kacay ayaa dhanmaantood ahaa kuwo isugu jiray ganacsato, arday iyo dad rayid ah oo dagan magaalada Gaarissa. Sida ay wararka nagu soo gaarayaan, dadkan ayaa waxaa saq dhexe oo habeynimo lagala baxay guryahooda, halka qaar kalena meydkooda iyo dhaawacooda lagu soo tuuray dariiqyada magaalada Gaarissa. Dadka dhintay iyo kuwa maqan ayay eheladooda ugu war dambeeysay marki ciidamada Amaanka Kenya ay kala baxeen guryahooda.
Xasuuqan ayaa sida la sheegayo waxaa fuliyay loona adeegsaday ciidamada amaanka ee dalka Kenya, iyadoo ay lacago soo siiyeen rag la yaqaan oo ku sugan gudaha magaalada Gaarissa. Raggan lacagaha ku bixiyay xasuuqa dadka shacabka ah ayaa waxa ay ka dabaaq tamayaan arrimaha ka socda Jubbooyinka, balse waxa ay hilmaameen in waqti aan dheereyn lagula xibaatami doono falkan guracan ee ay u soo adeegsadeen ciidamada amaanka Kenya oo ay isku heyb yihiin.
Ilaa hadda ma ay jiraan dowlad ama shaqsiyaad isu xilqaamay kana danqaday xasuuqan waxuushnimada ah ee lagu bar tilmaameedsanayo laguna bara kicinayo beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Gaarissa.
Wabilaahi Towfiiq.
—————
Xuseen Cali Guuleed, Nairobi - Kenya.
Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Beesha Sade being targetted in Garissa
Waan ka xumahay wallahi
Did i not warn you against the Gaarisans?
Did i not warn you against the Gaarisans?
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Beesha Sade being targetted in Garissa
they are powerless in kismayo so they seek revenge in NFD, wa cajiib.
- metamorphosis
- SomaliNet Super

- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: Beesha Sade being targetted in Garissa
Granrpa cease the deliberate misinformation bro. We are not known for doing these kinds of dirtyvdoings. Dont be tricked into believing fake stories. If we are capable of something like this we would have done long ago.
- manaxe88
- SomaliNetizen

- Posts: 367
- Joined: Fri Oct 12, 2012 10:02 pm
- Location: chilling in DASHEEG WAAMO
Re: Beesha Sade being targetted in Garissa
i am 100% sure that no specific tribe is targeted in garissa..even some ogadens are in prison. alot of chiefs lost their positions.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Beesha Sade being targetted in Garissa
Beenta iska da guys, there's more reputable sources which have claimed their are clan-targetted extrajudicial killings occuring in Garissa and people are being thrown in prison left and right. You cannot insult our intelligence and say that our clan is far above these actions, thats a bunch of bs.
Re: Beesha Sade being targetted in Garissa
I got alot of family in Garrissa, I hope it's fake because the people of garrisa are peaceful.
- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: Beesha Sade being targetted in Garissa
Allgalgaduud is not a reputable source of news. Ogaden do not rule Gaarisa, it's Kenyan police who are arresting people. we saw what happened when they ransacked through the city raping women and destroying business. Mida kale the Ogaden sujuis are generally educated and do not engage in this backward Ugaarsi somalis in Somalia are known for.
Not long ago a xawaalad belong to Absame businessmen were attacked in Bosaso, because some majerteenw as killed in south africa by an OG whom they had dispute over business. this aargosi stuff is prevalent in main Somalia.

The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Beesha Sade being targetted in Garissa
Shabaab have no qabil, So far 4 marexan shababists have been captured and this is just a tip of the iceburg. Marexan is not above the law,any marexan that was responsible for the attacks in Garissa will be lynched. You wonder why Gedo they are still yet to liberate Bardheere.Its because marexan are sympathetic to Al Shabaab.
Granpa if I saw you in Garissa I would have done the same to you have shown several times the potential of being terrorist and ofcourse no sympathy to terrorists.
Granpa if I saw you in Garissa I would have done the same to you have shown several times the potential of being terrorist and ofcourse no sympathy to terrorists.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Beesha Sade being targetted in Garissa
good good patriot, unlike your fellow clan members you have declared openly your war against beesha.
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Beesha Sade being targetted in Garissa
alle ha u naxariisto, isn't mahdi101 who use to post here is cali dheere.
- MujahidAishah
- Posts: 16994
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
- Turbulence
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2635
- Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
- Location: I take my time but I always win
Re: Beesha Sade being targetted in Garissa
Allah ha u nahariisto intii dhimatay. Some of those who were killed are close relatives of my mother. The guy who ran the money transfer company Basra is my mothers cousin and he was killed by adoomayda. His young brother who was a student at a Garissa secondary school is also missing. An Ogaden guy who used to be in business with the older brother has wrongly accused him of being an al Shabaab member.
Garissa is a nasty place. This is not the first time something like this happened. My parents fled Garissa in the 1980s, right after Garissa gubaay. It is used to be under curfew all the time bak in the day according to my mother mainly because of the shiftas. The problem is adoomayda who feel like they can do anything they want and get away with it. Somalida degan dad wanaagsan ayay u badanyihiin laakiin qaar badanoo jaajuusiin ah oo gaalada dadka u adeegsada ayaa jira.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 69 Replies
- 13928 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 3 Replies
- 27 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 2 Replies
- 632 Views
-
Last post by KING OF QUULE-
-
- 26 Replies
- 1729 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 2 Replies
- 1597 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 0 Replies
- 482 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 13 Replies
- 1100 Views
-
Last post by PosH
-
- 13 Replies
- 1108 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 14 Replies
- 1412 Views
-
Last post by LaQaNyO