Xassan Culusow meets top SSC & USP officials

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Xassan Culusow meets top SSC & USP officials

Post by SecretAgent »

Waxaa Magaalada London ee Cariga Ingiriiska kulan ku wada yeesheen Jaaliyadaha kasoo jeeda Waqooyiga Somalia ee U.S.P iyo Madaxweynaha Federalka Somalia Xassan sh Maxamuud.

Kulankan oo ka dhacay Hotel ka Dorchester ee ku yaala bartamaha London ayaa waxa kulankan codsaday Xassan Sh MAxmauud kadib markii uu 7 bishan uu arkay Dareenka Jaaliyadaha Dalka U.K ee kasoo jeeda Waqooyiga Somalia. Madaxweynaha Federalka Somalia oo kulankan aad u danaynayay ayaa dhagaystay Jaaliyadaha Reer Waqooyiga waxana la isla qaadaa dhigay Qadiyada Midnimada Somalia, sidoo kal waxaa Xassan Sh Maxamuud uu raali galin ka bixiyay Shirkii Khaladka ahaa ee Xassan Sh Maxamuud la qaatay Jabhad Beeleedka SNM. Ugu danbayntii kulankan ayaa waxaa uu kusoo dhamaaday Jawi wanaagsan waxana Xassan Sh Maxmauud balan qaaday inuu ka dheeraan doono dhamana wixii kicin kara Dareenka shacabka waqooyiga Somalia U.S.P waxana uu cod dheer ku sheegay in isaga iyo xukuumadiisa aysan ku xadgudbi doonin Qaranimada Somalia.

Iskusoo wadadooboo Shacabka Khaatumo State Awdal iyo Maakhir ayaa iyagu Isha ku haya Talaabooyinka uu Xassan sh Maxmauud qaadi doono wakhtiyada danbe ee uu wada hadal la galayo cid iyadu ku Maxaafsanaysa Magaca Waqooyiga Somalia.

http://allssc.com/2013/05/deg-deg-xassa ... -dhagayso/
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Xassan Culusow meets top SSC & USP officials

Post by AhlulbaytSoldier »

LooL
Or they were stalking him.
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Xassan Culusow meets top SSC & USP officials

Post by abdikarim86 »

These xayawaans are still abusing the term USP in 2013.
No such alliance exists between Dhulbahanta and Gadabursi today in 2013.

They should continue holding khaatumo parties :dj:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Xassan Culusow meets top SSC & USP officials

Post by original dervish »

Don`t be so sure iidoor.........don`t be so sure. :mrgreen:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Xassan Culusow meets top SSC & USP officials

Post by abdikarim86 »

original dervish wrote:Don`t be so sure iidoor.........don`t be so sure. :mrgreen:
Yarey ...you only have my permission to be cocky when you liberate your town LA.
In the mean...

Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”