 
 
Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo warqad qoraal ah oo ay kaga cabanayaan Beelaha Biiimaal ee ku dhaqan degmada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose u gudbiyay madaxda sare ee dowlada Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Madaxweyne Xasan Sh.Maxamuud iyo Ra’isul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).
Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa cabashadooda ku sheegay in dhalinyarada Beelaha Biimaal ay shaqaaqoyin ka wadaan Xarunta gobolka Sheebalaha Hoose ee Marka, waxaana si cad carabka ay ugu dhufteen in dhawaan ay dhaliyaro ka tirsan Beelaha Biimaal baabur kusoo xardheen erayo ay ku qoranyihiin Hawiye haka guuro Marka iyo agagaarkeeda.
 Since your sucking on HG ceeb to milk anything you can, here is the cold hearted truth, HG militia backed by the government is not enough to displace a soul. 

-

 Lets talk about your bantu clan, meeye donkey folks, or are you waiting for me to post the raped/beaten/killed/ residents of Xamar that are brutally attacked by Amisom. I'm not going to stoop to that level unlike you rat killers, I was raised with morals, and at the end of the day your not hawiye, your friggin sheegato.  
 
Ps. Markaad leedahay anigu hagu khafiifin maa ceeb ba kugu yaal 
 
 