Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
Banaan bax weyn oo looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow ka bilowday magaalada Kismaayo, iyadoo banaan baxa ay ka qeyb qaadanayaan boqolaal dadweyne iyo Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka KMG.
Sida ay sheegayaan wararka banaan baxan ayaa ah kii u horeeyay noociisa oo looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya, waxaana dadweynaha ka qeyb qaadanayay ku qeylinayeen halku dhigyo ka dhan ah dowladda, iyagoo muujinayay sida ay uga soo horjeedaan dagaalo ka dhaca deegaanka.
Banaan baxan ayaa ka dambeeyay markii shalay kulan ballaaran oo ka dhacay Kismaayo lagu cambaareeyay siyaasada dowladda Soomaaliya ee ku wajahan deegaanada Jubooyinka.
Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay qeyb ka tahay xiisadaha siyaasadeed ee Kismaayo ka taagan, ayna taageereyso qaar ka mid ah Madaxweynayaasha is magacaabay.
Maamulka Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inay qaadi doonaan tallaabo kasta oo ay ku difaacayaan maamulkooda, ugana hortagayaan duulaan ku soo wajahan.
Xiisada siyaasadeed ee ka taagan Kismaayo ayaa noqotay mid gaartay ilaa Gobolka oo dhan, iyadoo Madaxda Urur Goboleedka IGAD ay dhowaan war murtiyeed ka soo saareen arrinta Kismaayo, iyagoo sharci daro ku tilmaamay maamuladii looga dhawaaqay, kuna baaqay shirweyne qaran dib u heshiisiin oo lagu qabanayo Muqdisho, kaasoo dadka deegaanka loo qabanayo.
Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe
Cagdheer protesting against Somalia.

Re: Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
Pastor HutuBuruganda you seem like a bitter man these days.Easy on the blood pressure 
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
Iam not bitter O citizen of caanobooreland.
Just reporting news from neutral point of view
Just reporting news from neutral point of view

Re: Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
The amount of energy dedicated to their opposition to the President and the Government of Somalia would have secured them independence in the Somali Region of Ethiopia.
Misplaced priorities...
Misplaced priorities...
Re: Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
^ What does Kismayo have to do with whats happening in that region? the "Ogadeen" in JUBBALAND are securing there political interests/future, this is their home not jigjiga.When they regain their peaceful lives and rebuild they can perhaps think of assisting others.
Why don't you assist your clansmen across the border against Ethiopia?
Why don't you assist your clansmen across the border against Ethiopia?
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
They can`t even secure themselves in Xamar....their ranks are riddled with the Shabaab. 
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
Can you provide documents that Madoobe or Gandhi are from Somalia? They were both born in kilil5 and are causing trouble amongst the true natives of the land. (Jareerweyn, Marehan, Bajuuni, Sheeikhal, Cawrmale)EEGA9 wrote:^ What does Kismayo have to do with whats happening in that region? the "Ogadeen" in JUBBALAND are securing there political interests/future, this is their home not jigjiga.When they regain their peaceful lives and rebuild they can perhaps think of assisting others.
Why don't you assist your clansmen across the border against Ethiopia?
- metamorphosis
- SomaliNet Super

- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
Sure we will accept that as soon as you accept that msb was an ethiopian president since he was born in ethiopia.grandpakhalif wrote:Can you provide documents that Madoobe or Gandhi are from Somalia? They were both born in kilil5 and are causing trouble amongst the true natives of the land. (Jareerweyn, Marehan, Bajuuni, Sheeikhal, Cawrmale)EEGA9 wrote:^ What does Kismayo have to do with whats happening in that region? the "Ogadeen" in JUBBALAND are securing there political interests/future, this is their home not jigjiga.When they regain their peaceful lives and rebuild they can perhaps think of assisting others.
Why don't you assist your clansmen across the border against Ethiopia?

-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
Yeah......the nameplate on his desk which says....PRESIDENT OF JUBBALAND.
dumb niggas.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
lol, NOPE, he was born in Shilaabo, Somaliweyn, Ethiopia never acquired that part until the british gave it to them learn your history you doqon cagdheer.
- metamorphosis
- SomaliNet Super

- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
I thought so. Grandma xashiishadu dhibkaas bay keentaa. 
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
Slave of kenya I bet you weren't even born in somalia 

Re: Gaarisan refugees: Death to Mogadishu, Long Live Nairobi
They were both born in Somalia proper GK, where was Barre Hiraale born isn't he from the blessed land of Wardheer.
Somalis from all 5 territories have held and continue to hold posts in the Somali government.I have no problem with this as long as they serve their posts with integrity.
Somalis from all 5 territories have held and continue to hold posts in the Somali government.I have no problem with this as long as they serve their posts with integrity.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 538 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 9 Replies
- 1118 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 17 Replies
- 1322 Views
-
Last post by *jr
-
- 1 Replies
- 375 Views
-
Last post by GeoDesic
-
- 14 Replies
- 1729 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 7 Replies
- 1347 Views
-
Last post by Navy9
-
- 17 Replies
- 2454 Views
-
Last post by Kukri
-
- 23 Replies
- 2140 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 19 Replies
- 2602 Views
-
Last post by razer