Waxaa Habaynimadii Xalay Kulan Xasaasi ah la Qaatay Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Masuuliyiin Katirsan Jaaliyada Khaatumo State Ee Magaalada Nairobi waxaana kulankaasi Lagaga Hadlay 3 Arimood oo kala ah.
Midnimada Somalia, Isku Xirka Dowlada Somalia iyo Maamulka Khaatumo, Dhaliisha Dowlada Somalia inay booqatay Deegaanada Badan ee Somalia Ayana Booqana Deeganada Khaatumo.
Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa wuxuu Siwayn Ugu Hadlay Arimaha Haatan Uqorshaysan Dawladiisa iyo Waxyaabihii Ka Khaldamay.
“Waxaanu ka Xunahay In Shirkaasi Turkiga ka dhacay Ee Aanu ku Khaldanay , Mardanbana ma Dhici Doonto In Dawladu Ay Aqbasho Shir Noocaasi oo kale ah, Waxaana Noogaysan uun Midnimo Jacayl” Ayuu yidhi Xasan Sheekh
Sheekh Xasan Axmed oo Kamida Masuuliyiinta Jaaliyada Khaatumo ayaa Madaxwaynaha Waydiiyey Su’aalo Culus oo Ku Aadan Doorkii Bulshada Khaatumo ay ku Lahayd Doorashadiisa, Sidayna Ugu Codayn Koodii Sharaxnaa iyo Waxyaabah uu Madaxwaynuhu u Dhiteeyay Bulshada SSC ee Maamulka Khaatumo.
“Waxaanu Lashaqaynaynaa Si Toos ah Khaatumo State, Shirarka danbe ee Dhici Doona Waxay ku Yeelan Doonaan Door Xoogan, Sidoo kalana a Wasiirada Cusub Kaalin Muuqda ayay Ka Geli Doonaan” Ayuu Ku Jawaabay Xasan Sheekh.
C/qaadir Axmed Cali (C/qadir Firdhiye) ayaa Dhankiisa Madaxwaynaha Usoo Bandhigay Inaan Dawladu, Aysan Iyadoo Doonaysa Midnimo, Cidna Gaar ah Lashirin Laakiiin looga Baahan yahay In Ay Bulshada Soomaaliyeed Lawada Hadasho.
Madaxwaynaha Ayaa Amuuurtaasi Siwayn Usoo Dhoweeyay Isagoona Hoosta ka Xariiqay Dhaartii uu Umaray Dawlad Nimada Umada Soomaaliyeed.
Dhinaca kale waxaa Madaxwaynuhu Uu Maamulka khaatumo u Ogalaaday Arimo kale oo Dhowr ah, Kuwaas oo Aan Haboonayn Inaanu Halkan kusooo Bandhigno.
Kalshaale
khastumo meets culusow in kenya
Moderator: Moderators
-
SecretAgent
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4824
- Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
- Location: east south west north
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 782 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 34 Replies
- 2660 Views
-
Last post by original dervish
-
- 23 Replies
- 1767 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 9 Replies
- 1245 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 1 Replies
- 1840 Views
-
Last post by zingii
-
- 1 Replies
- 1142 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 13 Views
-
Last post by crshango
-
- 0 Replies
- 1732 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 911 Views
-
Last post by newsbot
-
- 1 Replies
- 708 Views
-
Last post by Rebelxx22