Mogadishu-Gaalkacyo highway to be rebuilt again !!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Mogadishu-Gaalkacyo highway to be rebuilt again !!

Post by GIJaamac »

XUKUUMADDA OO QORSHEYNEYSA DHISIDA WADOOYINKA UGU MUHIIMSAN EE DALKA


Wasiirka wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Muxiyidiin Maxamed Kaalmoy oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka warbixiyay mashaariic loogu tala galay in lagu dhiso wadooyinka qaar ee dalka kaasi oo imika qorshihiisa lasoo gabagabeeyay.

Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in qorshahaasi uu yahay sidii loo dhisi lahaa wadada isku xirta Muqdisho iyo Galkacyo iyo qaar kamid ah wadooyinka ugu muhiimsan ee dalka, waxa uuna sheegay in mashruuca maalgelintiisa uu bixinayo Urur goboleedka IGAD dowlada Soomaaliyana ay maamuleyso.

Wasiirka ayaa dhinaca kale waxa uu sheegay in dowlada Imaaraadka Carabta ay imika dhisme ku wado xaruntii hore ee wasaarada howlaha guud, isagoona xusay in halkaasi laga higelanayo Isbitaal guud oo wax ka qabta baahida caafimaad ee dalka ka jirta.

Wasaarada howlaha guud ee Xukuumadda ayaa mudooyinkii dambe ku howlaneyd dib u dhiska dalka oo howlaha loo igmaday kamid ah.

http://www.risaala.net/view.php?id=14127

:blessed:

Congratulations to HG,Mudulood, Baadicade, Shiidle, Xawaadle, Gaaljecel and Makane.
I hope a chinese company will win this highway construction contract.
:stylin:
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Mogadishu-Gaalkacyo highway to be rebuilt again !!

Post by GeoSeven »

This is good news indeed. The economic lifeline of the central regions.
Marques
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5840
Joined: Tue Apr 01, 2008 4:30 pm

Re: Mogadishu-Gaalkacyo highway to be rebuilt again !!

Post by Marques »

For too long waxaa la hadal hayay mashruuc ayaa meel hebel laga bilaabaaa, lacag intaas gaadhayso ayaa lasoo wadaa etc howshu markay sifiican u dhaqangasho hala arko.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Mogadishu-Gaalkacyo highway to be rebuilt again !!

Post by AhlulbaytSoldier »

Man, fuck that.
Spend that money on the soldiers. Give them salaries.
Wallahi if this govt screws up the rights of our Heroes, many will withdraw their support for the govt.
Spend every cent on the soldiers, they are the backbone of nations.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”