Somaliland government bans UN political UNSOM office

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Somaliland government bans UN political UNSOM office

Post by Khalid Ali »

Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Ka Mamnuucday Xafiiska Ka Qaramada Midobayd Ee UNSOM Ka Dib Markii Uu Ergayga Cusubi Maanta Dalka Yimid

Hargeysa(Ramaas) June13, 2013 - kulan ay goordhawayd Qasriga Madaxtooyadda ku wada yeesheen safiirka Qaramada Midoobay u soo magacawday xafiiskeeda siayaasadda Somaliya iyo Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhamaaday is af-garan waa kadib markii ay isku mari waayeen qorshayaashii ay kala wateen.

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay Xukuumadda Somaliland in ay joojisay gabi ahaanba wada shaqayntii Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM, isla markaana ay ka mamnuucday dalkeeda.

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland waxa uu sheegay xafiiska cusub ee qaramada midoobay ee UNSOM inaanu mudnayn in lala sii shaqeeyo, isagoo ku wargeliyay Mashruuca WFP oo kali ahi in uu dalka ka shaqayn doono, kaasoo ay Somaliland shuruud ka dhigtay marka ay dalka imanayaan in ay la soo xidhiidhaan Xukuumadda, oo ay ogolaansho ka qaataan.

Safiirka cusub ee ay qaramada midoobay u soo magacawday xafiiskeedan cusub ee siyaasadda oo ay hoos imanayaan dhamaan xafiisyada kala duwan ee qaramada midoobay ayaa maanta dalka yim,i hase yeeshee wax war ah saxaafadda muu siinin, inkasta oo uu booqday dhawr meelood oo ay ka mid yihiin Dugsiga tababarka shaqaalaha dawladda iyo xabaalaha xasuuqa.

Kulanka caawa ka dibna wax war ah saxaafadda muu siinin waxaana la filayaa in uu soo gaabiyo socdaalkiisa oo markii hore u qorshaysnaa in uu Somaliland ku joogo muddo laba cisho ah.

kulan ay caawa Qasriga Madaxtooyadda ku wada yeesheen safiirka Qaramada Midoobay u soo magacawday xafiiskeeda siayaasadda Somaliya iyo Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhamaaday is af-garan waa, kadib markii ay isku mari waayeen qorshayaashii ay kala wateen.

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay Xukuumadda Somaliland in ay joojisay gabi ahaanba wada shaqayntii Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM, isla markaana ay ka mamnuucday dalkeeda.

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland waxa uu sheegay xafiiska cusub ee qaramada midoobay ee UNSOM inaanu mudnayn in lala sii shaqeeyo, isagoo ku wargeliyay Mashruuca WFP oo kali ahi in uu dalka ka shaqayn doono, kaasoo ay Somaliland shuruud ka dhigtay marka ay dalka imanayaan in ay la soo xidhiidhaan Xukuumadda oo ay ogolaansho ka qaataan.

Safiirka cusub ee ay qaramada midoobay u soo magacawday xafiiskeedan cusub ee siyaasadda oo ay hoos imanayaan dhamaan xafiisyada kala duwan ee qaramada midoobay ayaa manta dalka yimi hase yeeshee wax war ah saxaafadda muu siinin, inkasta oo uu booqday dhawr meelood oo ay ka mid yihiin Dugsiga tababarka shaqaalaha dawladda iyo xabaalaha xasuuqa.

Kulanka caawa ka dibna wax war ah saxaafadda muu siinin waxaana la filayaa in uu soo gaabiyo socdaalkiisa oo marka hore u qorshaysnaa in uu Somaliland ku joogo muddo laba cisho ah.

kulan ay caawa Qasriga Madaxtooyadda ku wada yeesheen safiirka Qaramada Midoobay u soo magacawday xafiiskeeda siayaasadda Somaliya iyo Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhamaaday is af-garan waa kadib markii ay isku mari waayeen qorshayaashii ay kala wateen.

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay Xukuumadda Somaliland in ay joojisaya gabi ahaanba wada shaqayntii Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM, isla markaana ay ka mamnuucday dalkeeda.

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland waxa uu sheegay xafiiska cusub ee qaramada midoobay ee UNSOM inaanu mudnayn in lala sii shaqeeyo, isagoo ku wargeliyay Mashruuca WFP oo kali ahi in uu dalka ka shaqayn doono, kaasoo ay Somaliland shuruud ka dhigtay marka ay dalka imanayaan in ay la soo xidhiidhaan Xukuumadda, oo ay ogolaansho ka qaataan.


- See more at: http://www.ramaasnews.com/index.php/New ... aIPbH.dpuf
User avatar
Xiis1928
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1036
Joined: Sat Jan 05, 2013 6:17 pm
Location: Xiis-Maydh Metropolitan Area

Re: Somaliland government bans UN political UNSOM office

Post by Xiis1928 »

This is a great move by the Silanyo administration. I and many fellow Somalilanders fully support President Silanyo's message to the UN.
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: Somaliland government bans UN political UNSOM office

Post by Hodan94 »

So when r the un leaving?
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Somaliland government bans UN political UNSOM office

Post by original dervish »

:lol: :up: :sland:
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Somaliland government bans UN political UNSOM office

Post by LeJusticier »

Hodan94 wrote:So when r the un leaving?


According to Dr Meeqaam sare "Ilaa inta xal laga gaadhayo arimihii Hawada SL"
User avatar
Waqooyism
Posts: 212
Joined: Sun May 26, 2013 1:43 am
Location: Cullusow Airport - handling the Moryaan cargo

Re: Somaliland government bans UN political UNSOM office

Post by Waqooyism »

I am one of many who does not support the Hirsi Gaab (oops I mean Silanyo) administration but this is a great move that is long overdue. WTF is UNSOM? What is their purpose? What have they done?

I believe they are no body but just an imaginary office for imaginary Somalia and they do absolutely zero.

They should be kicked out and asked to pack away.

They have to get the message loud and clear.

The only way a UN office can be accepted is when the UN recognizes SL and in turn SL recognizes the UN. Until that day, the UN is not a recognized organization in SL and for that reason, they have no rights nor jurisdiction to be operating here.

SLanders are more than capable of creating their own UN office - wadankuba wa wada NGO. And those who think one needs to be spoon fed by the UN and World Bank, should move their tents to Mogadishu.

I support 100% self-determination and the UN is not part of self-sustainability principles.

KUDOS to the Hirsi Gaab administration.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”