Ma Ogtahay

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
watchman
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 321
Joined: Tue Sep 11, 2012 8:35 am

Ma Ogtahay

Post by watchman »

as I posted previous about shabeelada hoose.

viewtopic.php?f=18&t=328795


now biyomaal started jihaad against invaders. Ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa dhibaysaa. :clap:
http://markanews.net/?p=6729

Gudoomiyaha Degmada MARKA ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Cismaan Yariisoow oo la hadlay idaacadaha Maxalliga ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay tuulada MUURI uu soo abaabulay gudoomiyaha aan xilkiisa dhamaaneynin ee gobolka shabeelaha Hoose C/qaadir Siidii.

Gudoomiye Maxamed Cismaan Yariisoow ayaa sheegay in shaley galabtii weerar lagu soo qaaday ciidamo nabadda ka shaqeeya oo kusugnaa deegaanka Muuri isla markaasna uu soo amray weerarkaas C/qaadir Siidii. Yariisow ayaa intaasi sii raaciyey in Ciidamada nabadsugidda ee deegaanka MUURI ay iska caabiyeen maleeshiyaadka hororka ah ee deegaankooda soo weeraray.

Gudoomiyaha MARKA ayaa si adag ugu cel-celiyey in dagaalkaasi uu ka dambeeyey C/qaadir Siidii iyo maleeshiyaad kale oo nabadda ka soo horjeedo.
Gudoomiye Yariisoow ayaa ka codsaday madaxda dawlada Somaliya inay si deg deg ah arintaan wax kaga qabataan haddii kale dadka deegaanka ay si adag uga jawaabi doonaan .

Maxamed Cismaan Yariisow ayaa ku goodiyey in hadii madaxda dawlada wax ka qaban waayaan arintan dadka deegaanka dagaal adag la geli doonaan C/qaadir Siidii.

Shacabka Gobolka Shabeelaha hoose waxaa ay ka nasan la’yihiin burcad ay ka mid yihiin: Maxamed Cumar Mudane, C/qaadir Siidii, iyo nin la yiraahdo Col. Cirro oo isaga hogaamiyo mooryaantii Yuusuf Indhacade oo magacooda loo bedelay guutada 5-aad ee ciidanka Somalia.

info@markanews.net

editor@markanews.net
KartiHaween
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Tue Nov 13, 2012 3:07 pm

Re: Ma Ogtahay

Post by KartiHaween »

Good . It is about time the people of Shabelle stand up against these bloodthirsty and uncivilised murderers.
User avatar
TAATIKO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 895
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:46 am
Location: jubanland

Re: Ma Ogtahay

Post by TAATIKO »

KartiHaween wrote:Good . It is about time the people of Shabelle stand up against these bloodthirsty and uncivilised murderers.


the problem is those thugs are using the name of somali govt. army
User avatar
watchman
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 321
Joined: Tue Sep 11, 2012 8:35 am

Re: Ma Ogtahay

Post by watchman »

TAATIKO wrote:
KartiHaween wrote:Good . It is about time the people of Shabelle stand up against these bloodthirsty and uncivilised murderers.


the problem is those thugs are using the name of somali govt. army

no one cares what they use. just kick them out
KartiHaween
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Tue Nov 13, 2012 3:07 pm

Re: Ma Ogtahay

Post by KartiHaween »

TAATIKO wrote:
KartiHaween wrote:Good . It is about time the people of Shabelle stand up against these bloodthirsty and uncivilised murderers.


the problem is those thugs are using the name of somali govt. army

The govt would have condemn them then, but, the fact they haven't indicates they are with these moryaan criminals.
User avatar
TAATIKO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 895
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:46 am
Location: jubanland

Re: Ma Ogtahay

Post by TAATIKO »

there is no govt. dowladii way dhacday wadankii dagaal sokeeye ayuu faraha lagalay
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”