Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiiraale

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiiraale

Post by grandpakhalif »

Dhamaan ciidamadii Col Yaasiin Nuur Raadeer Iyo Jeneraal Cabdilaahi Ismaaciil ( Fartaag) ayaa caawa isu soo dhiibay ciidamada Col Bare Aadan Shire,waxaana la sheegay in ciidamadaasi ay isa soo dhiibeen ka dib markii ay arkeen in xaalada kismaayo faraha ka baxday isla markaasna laga awood roonaaday dhinaciii ay la safnayeen..

Ciidamadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka isla markaasna la beel ah Col Bare Hiiraale ayaa la sheegayaa inay haddaka dhinac safan yihiin ciidamadiisa isla markaasna dagaal kula jiraan Jabhadda Raaskambooni,waxaana wararku sheegayaan in ciidamadani ay sheegeen siro badan oo ku aadan meelaha kaydka hubka u ah jabhadda Raaskambooni.

Intii badneyd jabhadda raaskambooni ayaa la sheegayaa inay magan galeen Jamaacadii kismaayo isla markaasna ay magan caawa u yihiin ciidamada kiiniya ee halkaasi ku sugan, :lol: waxaana la sheegayaa inay ciidamada dawlada kiiniya sheegeen inaysan daamanad qaadi karin hadii la soo weeraro.

Dhinaca kale waxaa Rasaastii laga joojiyey haraadigii ku harsanaa Sartii K2 ee magaalada kismaayo halkaasi oo lagu hareereysan yahay,waxaana laga codsanayaa inay isa soo dhiibaan iyadoo ay jiraan wada hadallo lala furayo dhinacooda isla markaasna lagu wargelinayo inaan la dili doonin balse hubka dhigis lagu sameynayo.

Dhinaca kale Jeneraal Fartaag ayaa la sheegayaa inuu isagu ku sugan yahay Garoonka diyaaradaha magaalada kismaayo halkaasi oo uu isna magan u yahay ciidamada dawlada kiiniya iyadoo la sheegayo inuu doonayo inuu laftiisu isu soo dhiibo ciidamada Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Col Bare Aadan Shire Hiiraale.

Khasaaraha Dagaalka

Dagaalkii maanta waxaa ku geeriyooday 23 askari oo 15 ka mid ahi yihiin jabhadda Raaskambooni iyadoo 5 ka mid ah ciidamada Bare hiraale halka 3 -da kale ay yihiin shacab,waxaana la sheegaya in wali xaafada siinaay ay yalaan maydad ka tirsan kuwa Jabhadda Raaskambooni kuwaasi oo hadda la wado in meesha laga qaado. Dhinaca kale waxaa laga qabsadey 4 gaari oo nooca dagaalka ah jabhada Raaskambooni iyadoo sidoo kalena la gubay idaacadii ku hadli jirtey afka Jabhadda Raaskambooni oo wali holcaysa.

Si kastey ahaataba Axmed Madoobe iyo kooxdii tageersaneyd ayaa la sheegaya inuu gabalku u dhacay isla markaasna aanay jirin wax gacanta ugu jiraa iyadoo Axmed Madoobe hadda ku sugan yahay magaalada Addis Ababa isla markaasna ogolaaday in Maamulku uu noqdo mid ku meel gaar ah.

Interesting, I wonder what happened to those who said Fartaag has the loyalty of his troops, they exposed many good intel like the hideout of ras kambooni weapons, their tactics etc, its good to see Sade united. :up:
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiir

Post by ModerateMuslim »

as usual, there's no honor among thieves and traitors. but this is a hopeless cause for the treacherous marehans - they sealed their fate when they betrayed the sharia and the mujahideen and subjected themselves to the cause of fufus and ethiopians.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiir

Post by Murax »

Somali-Star wrote: subjected themselves to the cause of fufus and ethiopians.

What Somali clan has not?
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiir

Post by zingii »

Waxaan u tacsiyeenayaa intii geeriyootay.

Walaale isqabtay weeye.
(RIP)
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiir

Post by ModerateMuslim »

Murax wrote:
Somali-Star wrote: subjected themselves to the cause of fufus and ethiopians.

What Somali clan has not?
you're right but that doesn't make it right though. nor was it wise for the marehan in particular. they'd a privileged position with shabab. but with kenya and ethiopia - ogaden are more relevant and have more influences, especially after they sacrificed and betrayed the onlf.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiir

Post by grandpakhalif »

somali star its better to support barre hiiraale if the kenyan troops engage him they will be left exposed, al shabab already exploited this early last month and started shelling them. you should should support anyone who weakens kenya
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiir

Post by ModerateMuslim »

grandpakhalif wrote:somali star its better to support barre hiiraale...
curse the thought.

i'm really disillusioned with somalis, and my hope lies with other people (syrians, afghans et al), but one thing i'd not never do is support barre hiraale. i'd support my clan before i ever supported that ethiopian and hawiye condom.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiir

Post by grandpakhalif »

all somali leaders are condoms except shabab thats the cold hard truth, pick ur poison.
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiir

Post by Somali-Transporter »

grandpakhalif wrote:all somali leaders are condoms except shabab thats the cold hard truth, pick ur poison.
post the rock gif Again???
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiir

Post by abdisamad3 »

the saga continues...
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiir

Post by abdisamad3 »

horta I notice GP and Hutuking tend to always celebrate wars where Muslims are dying from the comfort of their western hideouts I wonder if these two and their families were sent to frontlines or lived near it if they would be so war horny..
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiir

Post by original dervish »

What else do you expect of moryaans and the acolytes?
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: Breaking news: Fartaag and Radeer forces join Barre Hiir

Post by Colonel »

No sources, I wonder why :notsure:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”