Sheikh Hassan Dahir aweys on hold...

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Sheikh Hassan Dahir aweys on hold...

Post by afisoone »

Beeshii Habargidir waxey dhaheen Mogadishu anagaa ku joogno. Markii uu garoonka imaadey waa lagu dhagay sxb. Odayaashii Habargidir waxaa la dhahay waa mahadsantihiin waa noo keenteen ninkaan rabnay.


One thing for sure, Sheikh Hassan Dahir aweys will never back down for his belief. Waa lasoo khiyaanay odayaashii habargidir walaahi fajac iyo yaxya. Now damaanadii ee dhaheen waa la badbaadinayaa Hassan Dahir aweys waa dhicisooday.


I cried very hard this week..
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”