Faroole Meets With The Real President of Somalia............

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Faroole Meets With The Real President of Somalia............

Post by oxymoron »

Faroole Meets With The Real President of Somalia, His Excellency Chief Nicholas Kay. :clap:

Image
Image
Image
Image
Image
Image

Faroole Meets UN Somalia Chief Nicholas Kay. PICS and AUDIO
UN & Puntland oo ka wada hadlay dastuurka Somalia
13 Jul 13, 2013 - 3:50:04 AM

GAROWE ONLINE

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 13 July,2013 xarunta madaxtoyada Garowe ku qaabilay ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia Ambassador Nicholas Kay.

Wasiiro ka tirsan Puntland ayaa garoonka diyaardaha Garowe ku soo dhoweeyay wafdiga Kay ,waxana hogaaminayay wasiirka maaliyada Faarax Cali Jaamac ,wasiirka deegaanka Cabdiqani Yuusuf Cade iyo wasiirka gaadiidka Eng.Daahi Xaaji Khaliif.

Ka dib kulan saacado qaatay ayay labada masuul si wadajir ah saxaafada ula hadleen ,waxana lagu soo hadal qaaday mawduuucyo ay ka mid ahaayen doorashooyinka deegaanka ee dhowaan ka dhacaya Puntland, Wax ka bedelka Dastuurka DF,Dhibaatada shilinka Somaliga ,Cunaqabadaynta hubka iyo heshiiska DF & Somaliland ee hawada oo ay ku galeen Turkiga.

Madaxweyne Farole ayaa shacabka ugu baaqay inay doorashooyinka u soo baxaan ,ayna u codeeyaan isbedelka si nabadgelyo iyo dimoqraadi ah ,isagoona raacshay inaysan muhiim ahayn cida loo codaynayo balse muhiimadu tahay in laga gudbo habkii hore.

''Somalia waa in dib loo soo celiyaa dastuurkeedi ka hor intaan xeerar kale la gudbin ama dib u eegis loogu samayn'' ayuu yiri Farole oo ka hadlayay dastuurka Federalka Somalia.

Dib u dhiska Maamulada dalka iyo xiriirka Puntland iyo DF ayuu xusay inay ka wada hadleen Mr.Kay oo uu raaciyay inay intii macquul ah u tanaasuli doonaan DF.

Dhankiisa ayaa madaxa xafiiska UNSOM Amb.Nicholas Kay bogaadiyay horumarka iyo nabadgelyada Puntland ay ku talaabsatay ,isagoona sidoo kale ugu hanbalyeeyay doorashooyinka soo socda ee degaanka.

''Qaramada Midoobay qayb kama aha doorashooyinka Puntland,balse waxaan soo dhoweynaynaa isbedelka siyaasadeed'' ayuu yiri Kay.

Waa booqashadiisi ugu horeysay Puntland tan iyo markii uu shaqada Dr.Mahiga kala wareegay 03 June,2013.

Booqasho labo maalin ah ayuu ku joogi doona Puntland Mr.Kay oo xariga ka jari doona mashruuc UNDP ku taageereyso garsoorka Puntland.

AUDIO
http://www.garoweonline.com/artman2/..._badalay.shtml


Image
Image
Image
Image
Image
Image
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Faroole Meets With The Real President of Somalia........

Post by oxymoron »

All 25,000 AU iyo U.N Peacekeepers & Staff in Somalia Come Under The Command of Somali President Nicholas Kay. 8-) :eat:

Image

Image

Image
^Look at fatty being given instructions. :lol: :lol: :lol:

Image
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Faroole Meets With The Real President of Somalia........

Post by BlackRain »

You are bad name for beesha Puntland. Culosow while he failed to build up on the momentum created by the end of the transitional government, he's still the recognized President of Somalia
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Faroole Meets With The Real President of Somalia........

Post by oxymoron »

BlackRain wrote:You are bad name for beesha Puntland. Culosow while he failed to build up on the momentum created by the end of the transitional government, he's still the recognized President of Somalia
He is not recognized outside of Xamar. And the real President of Somalia is Nicholas Kay who is keeping the keep in Xamar.

Without AU troops who are controlled by Nicholas Kay, Fatty would be hanged in Villa Somalia itself by Al-Shabaab or the average Mooryan.

That is the reality on the ground. :eat:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”