BREAKING NEWS: Kismayo to be stormed
Moderator: Moderators
- IbnTaymiyyah
- SomaliNetizen
- Posts: 325
- Joined: Fri Jul 26, 2013 7:55 pm
BREAKING NEWS: Kismayo to be stormed
Wararka ka imaanaaya goalka J/hoose ayaa waxay sheegayaan in duleedka magaalada Kismaayo uu abaabul dagaal misane aan caadi ahayn uu ka wado Barre Aadan Shire Hiiraale, kaa oo ku doonaayo in uu kusoo duulaamo magaalada Kismaayo.
Ciidamo aad u badan ayuu diyaarsaday, waxaana sidoo kale la sheegayaa in Hiiraale uu helay hub aad u badan, laakiinse halka uu hubkaa ka helay inooma cadda.
Saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan duleedka Kismaayo, lana jooga Barre Hiiraale ayaa inoo sheegay inay wadaan abaabul dagaal midka ugu xoogan, dhawaanna ay dib ula wareegi doonaan magaalada Kismaayo.
Maleeshiyaadka Hiiraale iyo ciidamada dowladda Soomaaliya dhawaan ayaa laga soo kala eryay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose, halkaasi oo maamul ahaan ay joogaan ciidamada Axmed Madoobe iyo kuwa Kenya.
Muqdisho, Somalia
http://balcad.com/barre-hiiraale-oo-wad ... -kismaayo/

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: BREAKING NEWS: Kismayo to be stormed
Walalaha Gaalgaduud. The keyword is Ceyr if Ceyr is missing in the equation then the end result is neglegible.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: BREAKING NEWS: Kismayo to be stormed
Marlboro.
Xitaa bisha ramadaan lagama xishoonayo miyaa beenta? Ilahayoow ceeb astur.
Xitaa bisha ramadaan lagama xishoonayo miyaa beenta? Ilahayoow ceeb astur.
- IbnTaymiyyah
- SomaliNetizen
- Posts: 325
- Joined: Fri Jul 26, 2013 7:55 pm
Re: BREAKING NEWS: Kismayo to be stormed
Don't be delusional bro, there is revolution going on in Kismayo, and we have been posting it here. Rk's are not famous within kismayo, it have nothing to do with Qabiil, but just there actions..xaliye123 wrote:Marlboro.
Xitaa bisha ramadaan lagama xishoonayo miyaa beenta? Ilahayoow ceeb astur.
Barre H iyo ciidaanka dowlada was preparing for war in a month. if u do not believe this then u got problems
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: BREAKING NEWS: Kismayo to be stormed
Sxb tareenku yuuna ku dhaafi e soo gal oo dadkaaga dhinac ka raac hadii kale ceelasha walwaal iyo wardheer ba lagugu ridi 

- IbnTaymiyyah
- SomaliNetizen
- Posts: 325
- Joined: Fri Jul 26, 2013 7:55 pm
Re: BREAKING NEWS: Kismayo to be stormed
xaliye123 wrote:Sxb tareenku yuuna ku dhaafi e soo gal oo dadkaaga dhinac ka raac hadii kale ceelasha walwaal iyo wardheer ba lagugu ridi

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: BREAKING NEWS: Kismayo to be stormed
Malboro Has Alshabaab become ciidanka dawlada?
- IbnTaymiyyah
- SomaliNetizen
- Posts: 325
- Joined: Fri Jul 26, 2013 7:55 pm
Re: BREAKING NEWS: Kismayo to be stormed
is Col.Cabaas al-shabaab i can name many col's.. WHO have there own battlions!The_Patriot wrote:Malboro Has Alshabaab become ciidanka dawlada?
Am afraid nobody can stop barre hiiraale now, culusow have nothing to say to this guy, he surely is a wild man. but why don't u Guys just give kismayo to barre H instead and support him
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: BREAKING NEWS: Kismayo to be stormed
Nah......I think we`ll pass on the generous offer. 

- IbnTaymiyyah
- SomaliNetizen
- Posts: 325
- Joined: Fri Jul 26, 2013 7:55 pm
Re: BREAKING NEWS: Kismayo to be stormed
this was one great plan..! the kenyans will obey there president sinces he agreed upon the agreement, but if RK's refuse, which they will do.. the solution is already in place...
is this mann just not the must tricky president of all times
is this mann just not the must tricky president of all times

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 654 Views
-
Last post by Addoow
-
- 35 Replies
- 4773 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 56 Replies
- 398 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 21 Replies
- 2234 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 63 Replies
- 4090 Views
-
Last post by Munique05
-
- 1 Replies
- 613 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 14 Replies
- 1152 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 20 Replies
- 1624 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 6 Replies
- 722 Views
-
Last post by zingii