italian arms shipment waiting embarkation for mogadisho(pic)

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

italian arms shipment waiting embarkation for mogadisho(pic)

Post by sahal80 »

The new government is more into the UK followed by US, have a great relations with the arab world and turkey, plans to change the amisom mission into a UN mission so the commanders can be from a friendly countries like the UK, egypt, turkey and world-wide however, the AU is still resisting this suggestion backed by their EU funders and has showing their readiness for cooperation with the somali government but this option is still open if the AU fails as an ugandan officer once said.

There is a coastal contract with holland and the establishment of the somali navy army with UK exploring the oil in there. Turkey is not happy about the UK having ...

Now the italian missing role seems is back

The somali government has received a military aid as a present for south somalias 53rd independence day from italy :som:
It includes armoured vichels with night vision goggles. According to the italian officers," these equipments are the first part of their military aid and its for 1000 spacially trained somali forces under the EU, they are well diciplined and know the duty placed upon them"

Waiting to embark, hail to the blue star :som:
Image
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: italian arms shipment waiting embarkation for mogadisho(

Post by Somali-Transporter »

:ooh: They are about to make a military state for HAG.. They are becoming stronger by the day..

Do you have more pics??
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: italian arms shipment waiting embarkation for mogadisho(

Post by sahal80 »

Somali-Transporter wrote::ooh: They are about to make a military state for HAG.. They are becoming stronger by the day..

Do you have more pics??
I don't believe this HAG shyt, Its dam jadid.

Just that pic but it doesn't show all of them bc they said its a "1000 soldiers equipments"
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: italian arms shipment waiting embarkation for mogadisho(

Post by hydrogen »

That picture is of an Italian shipment to Tripoli when the during the take down of Gaddafi

Image

Image
Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Re: italian arms shipment waiting embarkation for mogadisho(

Post by Amirsade »

The picture isn't that important, concentrate on what Sahal is saying.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: italian arms shipment waiting embarkation for mogadisho(

Post by sahal80 »

hydrogen wrote:That picture is of an Italian shipment to Tripoli when the during the take down of Gaddafi

Image

Image
Focking hydrogen go to bed you focking musiiba kid

The story is though correct like amir said and we will receive the present.
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: italian arms shipment waiting embarkation for mogadisho(

Post by hydrogen »

^ :lol:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: italian arms shipment waiting embarkation for mogadisho(

Post by sahal80 »

hydrogen wrote:^ :lol:
Sorry my little mate I forgot you helped me on deen before. Just rembered I will check abu dana jana post.

Take care
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: italian arms shipment waiting embarkation for mogadisho(

Post by sahal80 »

It takes time, things from italy arrive too late but the news is true.

Sida ay qortay wakaalada wararka u faafisa dalka Italy ee “ANSA” doowlada Talyaaniga ayaa qalab milatari oo u badan gawaadhida Gaashaaman ugu deeqday doowlada Federaalka Soomaaliya. ANSA ayaa qortay in Qalabkaan Milatari ay ku jiraan Gawaarida Gaashaaman, kuwa lagu daabulo Ciidamada, waxaa sidoo kale kujira Muraayadaha Habeenkii wax lagu arko, kuwaas oo loogu talagalay in Ciidanka Soomaaliyeed ay habeenkii meelaha mugdiga ah, waxaana Qalabkaas lagu magacaabaa “night vision goggles” Marakab ay ka buuxaan qalabkan military ayaa kasoo shiraacday dalka talyaniga halkaas oo ay ku soo sagootiyeen saraakiil ciidan kuwaa oo sheegay in ay tahay  qaybta 1aad oo ay ugu talagaleen dib u dhiska ciidamada miltariga Soomaaliya si ay u yeeshaan awood ay uga hortagaan kooxda alshabaab ee ka tirsan al-Qaida.
Qalabkaan Milatari oo ay doowlada Talyaaniga ugu deeqday doowlada Soomaaliya, ayaa sida la sheegay waxaa loogu talagalay in lagu qalabeeyo Ciidamo gaaraya ilaa 1,000 Askari kuwaasoo dhawaan tababar gooni ah loogu soo gaba gabeeyay Muqdisho, waxana Ciidamadaan loogu talagalay ineey sugaan amniga guud ahaan magalada Muqdisho.
Markbabkan  ayaa waxaa uu tagayaa magaalada Muqdisho 1da luuliyo xiligaa oo ku beegan maalinka xoriyada  gobolada koofureed  oo ay talyaaniga ka baxeen Somalia iyadoo aanan la ogeen sababta ay ugu beegeen.
Tan iyo markii QM ay qaaday cunaqabatayenta hubka ee saarneyd Soomaaliya, ayaa waxay doowlada ku dadaaleeysay sidii ay u hubeyn lahayd Ciidamada qalabka sida, waxaana jira doowlado dhowr ah oo doowlada u ballan qaaday qalab milatari iyo hub. Waxaa xusid mudan in doowlada Jabuuti ay dhawaan doowlada ugu deeqday Qalab Milatari oo u badna Gawaari dagaal iyo kuwo lagu daabulo Ciidamada. Dawlada Masarna ay sidoo kale usoo dirtay wafdi gaashidhiga wadankaasi, kasocda, halka dawlada qadarna ay 4million oo doolar ugu deeqday dib udhiska military-ga Soomaaliya, Eritaria ayaa lasheegay in iyana ay kaalin kaqaadanayso qalabaynta askarta Soomaalida.

Qalabkan ayaa la sheegay in xadigiisu dhan yahay in lagu hubeeyo tiro kun askari ah oo dowlada u diyaarinayso in howlaglada qaask ah ay fuliyaan talyaaniga ayaa sheegay in ciidanka soomaalida ee la wareegaya ay yihiin kuwa tababaran oo si gaar ah loo soo xulay kuwaa oo dhisan aqlaaq ahaan kana madaxbanaan dhibatada dalka ka jirta waxaana ay toos u hoostagyaan DF Somalia
Sida ay qortay wakaalada wararka u faafisa dalka Italy ee “ANSA” doowlada Talyaaniga ayaa qalab milatari oo u badan gawaadhida Gaashaaman ugu deeqday doowlada Federaalka Soomaaliya. ANSA ayaa qortay in Qalabkaan Milatari ay ku jiraan Gawaarida Gaashaaman, kuwa lagu daabulo Ciidamada, waxaa sidoo kale kujira Muraayadaha Habeenkii wax lagu arko, kuwaas oo loogu talagalay in Ciidanka Soomaaliyeed ay habeenkii meelaha mugdiga ah, waxaana Qalabkaas lagu magacaabaa “night vision goggles” Marakab ay ka buuxaan qalabkan military ayaa kasoo shiraacday dalka talyaniga halkaas oo ay ku soo sagootiyeen saraakiil ciidan kuwaa oo sheegay in ay tahay  qaybta 1aad oo ay ugu talagaleen dib u dhiska ciidamada miltariga Soomaaliya si ay u yeeshaan awood ay uga hortagaan kooxda alshabaab ee ka tirsan al-Qaida.
Qalabkaan Milatari oo ay doowlada Talyaaniga ugu deeqday doowlada Soomaaliya, ayaa sida la sheegay waxaa loogu talagalay in lagu qalabeeyo Ciidamo gaaraya ilaa 1,000 Askari kuwaasoo dhawaan tababar gooni ah loogu soo gaba gabeeyay Muqdisho, waxana Ciidamadaan loogu talagalay ineey sugaan amniga guud ahaan magalada Muqdisho.
Markbabkan  ayaa waxaa uu tagayaa magaalada Muqdisho 1da luuliyo xiligaa oo ku beegan maalinka xoriyada  gobolada koofureed  oo ay talyaaniga ka baxeen Somalia iyadoo aanan la ogeen sababta ay ugu beegeen.
Tan iyo markii QM ay qaaday cunaqabatayenta hubka ee saarneyd Soomaaliya, ayaa waxay doowlada ku dadaaleeysay sidii ay u hubeyn lahayd Ciidamada qalabka sida, waxaana jira doowlado dhowr ah oo doowlada u ballan qaaday qalab milatari iyo hub. Waxaa xusid mudan in doowlada Jabuuti ay dhawaan doowlada ugu deeqday Qalab Milatari oo u badna Gawaari dagaal iyo kuwo lagu daabulo Ciidamada. Dawlada Masarna ay sidoo kale usoo dirtay wafdi gaashidhiga wadankaasi, kasocda, halka dawlada qadarna ay 4million oo doolar ugu deeqday dib udhiska military-ga Soomaaliya, Eritaria ayaa lasheegay in iyana ay kaalin kaqaadanayso qalabaynta askarta Soomaalida.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”