tijaabo...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Waa salaamantihiin dhamaan,
Kani waa tijaabo ee dheg ha u dhigin..
Kani waa tijaabo ee dheg ha u dhigin..
-
Lamagoodle
- SomaliNet Super

- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: tijaabo...
Soo dhowow B oo gambar qaado
Re: tijaabo...
Aadaa u mahadsantay duqa. Waana dhawahay, gambarna banaan waan heley markiiba.Lamgoodle wrote:Soo dhowow oo gambar qaado
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19075
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: tijaabo...
...
Re: tijaabo...
Magaranayo waxaad ka hadleysid laakiin waxaan kugula talinlahaa inaad koorso u qaadato sida martida loo soo dhoweeyo..FarhanYare wrote:blackvelvet maxaa kugu kaliifay another nick
-
Lamagoodle
- SomaliNet Super

- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: tijaabo...
Haye,
Caruurtii, xaasaskii, qaraabadii, geeli iyo xoolaha kale ka waran?
Carligaad ka timid soo lagu ma ladneen? Wax roob ah?
Caruurtii, xaasaskii, qaraabadii, geeli iyo xoolaha kale ka waran?
Carligaad ka timid soo lagu ma ladneen? Wax roob ah?
Re: tijaabo...
Alxamdulilaah, barwaaqo iyo bash bash baa lagu jiraa roob badana waa da'ay gugaan. Idinku xaaladiinu waa sidee? Waxaan idiin rajeynayaa barwaaqo bashbash, caano, iyo nabad adiga iyo eheladaa dhamaan.Lamgoodle wrote:Haye,
Caruurtii, xaasaskii, qaraabadii, geeli iyo xoolaha kale ka waran?
Carligaad ka timid soo lagu ma ladneen? Wax roob ah?
- Casanova25
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2778
- Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
- Location: **********************
Re: tijaabo...
Tijaabo kulaha let me tijaabis youhuunyo wrote:Waa salaamantihiin dhamaan,
Kani waa tijaabo ee dheg ha u dhigin..
-
Lamagoodle
- SomaliNet Super

- Posts: 7334
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: tijaabo...
Waa la fiicanyahay. Ilaahey wuu na amaansaday. Xoogaa baad xumo ayaa na haaysa. Roob ayaan fileeynaa inuu ilaah nagu nimceeysto maalmaha soo socda.huunyo wrote:Alxamdulilaah, barwaaqo iyo bash bash baa lagu jiraa roob badana waa da'ay gugaan. Idinku xaaladiinu waa sidee? Waxaan idiin rajeynayaa barwaaqo bashbash, caano, iyo nabad adiga iyo eheladaa dhamaan.Lamgoodle wrote:Haye,
Caruurtii, xaasaskii, qaraabadii, geeli iyo xoolaha kale ka waran?
Carligaad ka timid soo lagu ma ladneen? Wax roob ah?
Re: tijaabo...
Ilaahay roob lagu reeysto oo rees soo saaro ha idiin keeno si dhaqso ah, amin.Lamgoodle wrote:Waa la fiicanyahay. Ilaahey wuu na amaansaday. Xoogaa baad xumo ayaa na haaysa. Roob ayaan fileeynaa inuu ilaah nagu nimceeysto maalmaha soo socda.huunyo wrote:Alxamdulilaah, barwaaqo iyo bash bash baa lagu jiraa roob badana waa da'ay gugaan. Idinku xaaladiinu waa sidee? Waxaan idiin rajeynayaa barwaaqo bashbash, caano, iyo nabad adiga iyo eheladaa dhamaan.Lamgoodle wrote:Haye,
Caruurtii, xaasaskii, qaraabadii, geeli iyo xoolaha kale ka waran?
Carligaad ka timid soo lagu ma ladneen? Wax roob ah?
Re: tijaabo...
Caalle, you have nothing better to do, marka inaad iska hantaatacdid waa gartaa.. Now, beat it before I whip your skinny, stinky ass...Casanova25 wrote:Tijaabo kulaha let me tijaabis youhuunyo wrote:Waa salaamantihiin dhamaan,
Kani waa tijaabo ee dheg ha u dhigin..
Re: tijaabo...
WLC
Re: tijaabo...
Thank u Armaan for the warm welcome.Armaan wrote:WLC
- Vivacious
- SomaliNet Super

- Posts: 5189
- Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
- Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)
Re: tijaabo...
Abaayo AMA aboowe waxaa tahayba soo dhawaaw. Qaboob mise kuleel? 
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super

- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: tijaabo...
Salam, so many new members nowadays. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 633 Views
-
Last post by abdi342
-
- 0 Replies
- 13081 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 0 Replies
- 305 Views
-
Last post by Northwind