Waa Wax Laga Yaabo...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Waa Wax Laga Yaabo...

Post by kambuli »

Golahan oo dadka aan ka aqaana qof ahaan ay aad u yaryihiin, maxaa yeeley kuwa aan aqaano, anigaa aqaan ee iyagu ima yaqaanaan...Haddana waxaa dhacda in meeshan la isku maago, la isku aflagaadeeyo marmarka qaarkood. Dadku si dadban ayey qaarna heshiis u noqdaan qaar kalena ku harddamaan mararka qaarkoodna isu colaadiyaan. In badan dad aanu siyaasadda isku qabsano ayaaba jira.

Sidaan in badan idhi, waxaa jira hal qof oo aan qalbigeyga somehow ka cafiyi kari waayey...Nasiib darro ama aan idhaahdo ciilka I hayaa wuxuu yahay, qofkaas, marka uu/ay wax qoro/to si aan la qiyaasi Karin ayaan uGu bogaa, waxaad mooddaa sometimes inaanu in badan isku aragti ka nahay arrimaha Somaalia.. Waxaan is arkaa aniga oo madaxa u ruxaya qofka qoraalkiisa, kolkaasaan haddana cadhoodaa oo qalibiga iska idhaahdaa, ma qofkii aad ogeyd ayaadba akhriyeysaa qoraalkiisa oo weliba u bogeysaa...Ciil badanaa :down:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by Twist »

Just let it go, Kam; it aint worth it.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by Hyperactive »

what twist said :up:
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by Lamagoodle »

kambuli wrote:Golahan oo dadka aan ka aqaana qof ahaan ay aad u yaryihiin, maxaa yeeley kuwa aan aqaano, anigaa aqaan ee iyagu ima yaqaanaan...Haddana waxaa dhacda in meeshan la isku maago, la isku aflagaadeeyo marmarka qaarkood. Dadku si dadban ayey qaarna heshiis u noqdaan qaar kalena ku harddamaan mararka qaarkoodna isu colaadiyaan. In badan dad aanu siyaasadda isku qabsano ayaaba jira.

Sidaan in badan idhi, waxaa jira hal qof oo aan qalbigeyga somehow ka cafiyi kari waayey...Nasiib darro ama aan idhaahdo ciilka I hayaa wuxuu yahay, qofkaas, marka uu/ay wax qoro/to si aan la qiyaasi Karin ayaan uGu bogaa, waxaad mooddaa sometimes inaanu in badan isku aragti ka nahay arrimaha Somaalia.. Waxaan is arkaa aniga oo madaxa u ruxaya qofka qoraalkiisa, kolkaasaan haddana cadhoodaa oo qalibiga iska idhaahdaa, ma qofkii aad ogeyd ayaadba akhriyeysaa qoraalkiisa oo weliba u bogeysaa...Ciil badanaa :down:

Waxaad moodaa inuu qofkaani boog aan bogsoonin kugu reebey. Waa yar yihiin dadka 100% isku ra'i ka ah wax waliba
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by kambuli »

Twist and Hyper,

I am trying huuno.. Dee qof aadanba garanyn, inuu cad yahay iyo inuu madow yahay, colaad aad u hayso, micno badanba samayn meyso, ee aniga ayaaba isla yaabsan...Waxaan uun rabay inaan ku nefiso goobtan.... :stylin:

Lamagoodle,

Waa sidaad u sheegtey, qofkaasi waanan ka fileyn, marka aad qofka xurmo u hayso, ee uu kuu gefo way ka culeys weyntahay, qof aadan awelba xurmo ka sugeyn....Sida ay Somaalidu ku maahmaahdu ee ah, ninkii lagu yidhi " Hebel baa ku caayey"..ee uu ku jawaabay " Awelba Col baanu ahayn"...
Dhinaca ra'yiga waa dhab in lagu kala duwan yahay, mana filayo in dadkoo dhami isku ra'yi noqdaan...
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by Hyperactive »

ee aniga ayaaba isla yaabsan...Waxaan uun rabay inaan ku nefiso goobtan....
lol kambuli, wallah runta kugu je'alahay. dameerka ka wa 7ay. mashallah.
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by GAMES »

Kambuuli, su'aal walaal. Fairfax, halkeed baad ka degentahay? I am coming there in few weeks insha'allah. Hadii aad igu casuuntid Skyline maxaad ka qabtaa? :)
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by kambuli »

Hyper,

Eeddo aniga iyo adiga markasta heshiis baan nahay :up:

Gamer,

Scary! Scary! Scary! Sowdiga gurigeygii soo galay :o Wouldn't it be nice if all of us come to Somalinet Convention where everyone has his tag-name displaying clearly ....There would have been a lot of "Ohs" and "Wow's" ..Can you imagine how our mental pictures we have on members would be shattered... :lol:

:lol: don't scare me again...
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by Lamagoodle »

Kambuli, gartay. Reer koonfurta waxaay ku maahmaahaan; haddaan la kala roonaani rob ma da'en. Marka ka soco.

Fairfax ma tii ku taala N virginia oo webiga Potomac u dhoweydaa mise waa tii Kanada?
User avatar
Insomniac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3255
Joined: Mon Aug 05, 2013 10:57 am
Location: Auckland, New Zealand

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by Insomniac »

After spending a good part of an hour reading this thread, I still don't understand what is happening. Someone is getting bullied? Oh well.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by Lamagoodle »

Insomniac wrote:After spending a good part of an hour reading this thread, I still don't understand what is happening. Someone is getting bullied? Oh well.
You punch like a "fighter" :lol:
User avatar
Insomniac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3255
Joined: Mon Aug 05, 2013 10:57 am
Location: Auckland, New Zealand

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by Insomniac »

Kambuli's Somali is different man. I can read yours and Twist just fine. :notsure: I am going to re-read it. :lol:
User avatar
Xaawoley
Posts: 153
Joined: Mon Sep 02, 2013 4:44 am
Location: East side of that London

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by Xaawoley »

Kolay qof wayn ba tahay ee stop catching feelings over malaayanci shidh
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by AbkoowDhiblaawe »

why do i got the feelings she's talking about AW? :notsure:
User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: Waa Wax Laga Yaabo...

Post by Vivacious »

Insomniac wrote:After spending a good part of an hour reading this thread, I still don't understand what is happening. Someone is getting bullied? Oh well.
:deadrose:

Are you Somali horta? :lol:


Kambuli, we deal with such people we seem not to forgive in life. Forum is nothing. Just scroll down their posts and forget about them. Maskaxda yar ha daalinin. :)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”