http://hiiraan.com/news/2013/Sept/warar ... -33382.htmNabadoonnada ayaa waxay ku adkeysteen in lix gobal loo sameeyo maamul dowladeed sida ugu dhaqsi badan loo magacaabayo madaxweyne gobolladan ay leeyihiin, iyadoo xildhibaannadii kulanka ka qaybgalay qaarkkood ay soo dhaweeyeen fikirka nabaddoonnada halka qaar kalena ay soo horjeesteen in maamulkan loo sameeyo saddex gobo loo keliya.
Khilaafka arrintan ku saabsan ee soo dhexgalay xildhibaannada ayaa wuxuu sababay inay gacanta iskula tagaan xildhibaanad Fowsiyo Maxamed Sheekh iyo xildhibaanad Sareedo, iyadoo ay soo kala dhexgaleen ciidamada AMISOM oo ilaalo ka hayay, waxaana labadan xildhibaan ee haweenka dibadda looga saaray shirka.
I heard Veteran MP Fowsia Maxamad Sheikh who is Eelay took it personal when Sareedo who is Jiido said something mean about Jawaari and Fowsia told her " Naayaa aamus Qaxbayahay".
Why do they take it so personal. Maxaa keenay in ay Timaha isjiidaan? I heard xitaa in ay dharka kadheceen raga hortiisa oo ay dhulka isku rafiyeen
