War Nimanku Jubboyinka way dagaan waana tiro badan yihiin. boqortooyadii gelediga ayaa meelahaan oo dhan katalin jirtay oo Talyaaniga iyo UK kakicisay. Marka waxay kacaroodeen side axmad madoobe oo kayimid Dhagaxtuur wax loogu saxiixay. Waarun though.xaliye123 wrote:Adi cagligaagu inuu intan dhaaman u haystay lakin zero baabad tahay ileen.
Ma kula tahay in ay u hirgalayso Jubooyinka iyo gado inay ka taliyaan Cid aan daarod ahayn?
Gaandi is from Imaay Ethiopia
and Axmad madoobe is from Dhagaxtuur. He came in the 90s. Maybe Ina cali sonkor would have been better or Maxamad aamiin.
Sxb Arintu waa arin wanaagsan. Federalismkaan soomaali uma shaqaynaayo. We only know qabil and we interpreted the Federalism in the only thing that we know, Qabil. The country was supposed to be divided into Geo-Economic where gobollada desertka ah lugu mataaneeyo kuwa wax soo saarka leh.
We will have galgadud and mudug as one state? what the fock are people suppose to do in those God forbidden provinces.