Terrorsts cutt off head of man in Amxaar-GAY-sa

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Terrorsts cutt off head of man in Amxaar-GAY-sa

Post by AhlulbaytSoldier »

Afar dhalinyaro oo Toorey ku hubeysan ayaa xalay nin dhalinyaro ah ku gowracay Jidka 150 ee magaalada Hargeysa, iyadoo dilkan uu noqonayo kii saddexaad oo ka dhacay Caasimada Somaliland muddo saddex bil gudahood.

Wararka ayaa sheegaya in dhalinyarada dilka geystay ay baxsadeen, inkastoo ciidamada booliska ay howl galo baaritaano ka wadaan xaafadaha magaalada Hargeysa, iyagoo ka baadigoobaya kooxihii dilka geystay.

Ninka la dilay ayaa waxaa la socotay gabar, waxaana gabadha la sheegay inay su'aalo weydiiyeen ciidamada booliska, hase ahaatee ay sheegtay in aanay garaneyn heybta kuwa wax dilay.

Lama oga sababaha loo dilay ninkan, iyadoo meydkiisa la dhigay saldhiga booliska xaafada waqooyi ee magaalada Hargeysa.

Dilalkii ka horeeyay dilkan xalay ayaa waxay ahaayeen kuwo loo adeegsaday bastoolado, iyadoo aan si dhab ah loo ogeyn kooxihii ka dambeeyay, mana jirto cid loo soo qabtay.

AmxaarGAYsa is no more safe Yo.
Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

Re: Terrorsts cutt off head of man in Amxaar-GAY-sa

Post by Individual »

Amxaar-GAY-sa :lol:

Your skill in innovation is remarkable!
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Terrorsts cutt off head of man in Amxaar-GAY-sa

Post by AhlulbaytSoldier »

:lol:
Amxaar built SNM city aka AmxaarGAYsa.
SNM stands for two meanings one known in Ethiopia, the other known in Somalia.
Ethiopia: Servants of Negus Movement. :stylin:
Somalia: Sharmuutooyinkii Negus iyo Mengistu
:up:
OjOO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 522
Joined: Wed Aug 07, 2013 7:12 am

Re: Terrorsts cutt off head of man in Amxaar-GAY-sa

Post by OjOO »

What is amxaar- gay.? you mean Amhara gay :?
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Terrorsts cutt off head of man in Amxaar-GAY-sa

Post by AbkoowDhiblaawe »

AhlulbaytSoldier wrote::lol:
Amxaar built SNM city aka AmxaarGAYsa.
SNM stands for two meanings one known in Ethiopia, the other known in Somalia.
Ethiopia: Servants of Negus Movement. :stylin:
Somalia: Sharmuutooyinkii Negus iyo Mengistu
:up:
loooooooooooooooooool :dead:,, walahi hutuking your one fucked up negroe
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Terrorsts cutt off head of man in Amxaar-GAY-sa

Post by LiquidHYDROGEN »

Hutus! Behave :usure:
User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Re: Terrorsts cutt off head of man in Amxaar-GAY-sa

Post by Casanova25 »

AhlulbaytSoldier wrote::lol:
Amxaar built SNM city aka AmxaarGAYsa.
SNM stands for two meanings one known in Ethiopia, the other known in Somalia.
Ethiopia: Servants of Negus Movement. :stylin:
Somalia: Sharmuutooyinkii Negus iyo Mengistu

:up:
Image
wiyeer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 300
Joined: Tue Dec 18, 2012 7:23 am
Location: Burco

Re: Terrorsts cutt off head of man in Amxaar-GAY-sa

Post by wiyeer »

^^
iska yara nefisa ileen lahaystayaalbaad tihiine.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Terrorsts cutt off head of man in Amxaar-GAY-sa

Post by sahal80 »

:lol: tooreey

some koonfur guys from here was telling me that they had a problem with a man in their hargeysa hotel, then they rang to the police and just like the UK the police was there quickly :lupe:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”