Facaye Waxaan ka codsanaynaah In ay dawlada soomaaliya soo wacdo oo arimaha hoos loodhameeyo maadaama ay kamid yihiin the ruling Class. Idaacad waxaa kahadlo dadka iska caadiga ah oo aan royoal familieska kamid ahayn.
Hadaanaahay dhalinyarada iyo waxgaradka beesha facaye arintaan waan kasoo horjeednaa. Waxaan u dulqaadan karno ma aha. Mana ka aqbaleeno inuu odeygaan suldaanka sade sheegto inuu na xaqiro maadama aan ka yarnahay.
--------------------------------------------------------------------------------------------------