Inaa Lillaah Ahlu Sunna oo Diiday Ciiida Carafo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

Inaa Lillaah Ahlu Sunna oo Diiday Ciiida Carafo

Post by Sheikh Mustafa »

iyadoo laga Ciidayo dhamaan Dunida muslimka ayaa waxa jira gobalad dheex ee dalka qaar kamid ah oo an saaka laga Ciidayn sida ay shegeen ama Saadaal Media u shegeen Wariyaal ku sugan Caabudwaaq oo lashegay in dadweynaha gobalkaas ay ku kala qaybsanyihiin ciida.
Sarkaal ka tirsan Ahlusuna Gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa xalay warbaahinta usheegay in Gobalada Ahlusuna ay ka arimiso aan laga ciideyn, isaga oo sabab uga dhigay in dadka ay ku iidayaan tiro balse aysan ku iideyn dad taagan Banka Arafo sida uu yiri.


http://saadaalnews.com/2013/10/15/dhaga ... ay-maanta/


Even though Everybody Was In Carafo yesterday in the hajj, Ahlu Sunna Said everybody made a mistake in the haramka and today is not ciid. They are basically Fasting.

Even shiica way ciideen. Kuwaan maxishoodaan wallaahi. They said way kuriyoodeen in manta ciid ahayn.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”