I HAD DREAM THAT CHANGE MY MIND!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

I HAD DREAM THAT CHANGE MY MIND!

Post by afisoone »

Last night after cishaa. I was watching local politics about the shutdown and how is rolling. I was not into Somali politics at all....

So I went to sleep. I dream about something that shocks me. I never had personal problems on anyone and I only focus on what I believe and what I think is the right things.

So here is my dream and I will write it in afsomaali.
Waxaa ku riyooday anigoo isleeyahay meel somaliyo kamid ah ayaan dhaxjooga. Meel banaan ayee aheed. Waxaa meel fog igaga soo muuqday nin khamiis qurux badan oo nuurka ka muuqda aad layaabeeysid. Ninkii suu usoo socday waa isoo hor istaagay. Wuu Islaamay wuxuuna igu wacay magaceega runta ah. Ninka aad ayuu u waji furnaa.
Wuxuu igu dhahay nimaankaan kadaashaada fadhiyo mataqaanaa? Kadaal ayaan fiiriyay mase waxaa arkay sheikh aan qudbooyinkiisa aan dhageysan jiray iyo nin kale buuran oo yara cad.

Ninkii hadalkiisa ayuu sii watay wuxuu dhahay nimankaan iska ilaali waa niman xun. Bal fiiri ninkaas digil madoow. Sheikha ayuu ula ujeedaa. Ninkii wuu i duceeyay. Allah ka badbaadiyo ficiladooda xun ayuu igu dhahay iyo makrikooda. Wuuna i macsalaameeyay.

Hadaba sheikhii madoobaa waa sheikh Cabdulqaadir Muumin laakiin ninka buuran oo mariinka ah waan garanwaayay.
Hadaba riyadaas ii fasira.........
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: I HAD DREAM THAT CHANGE MY MIND!

Post by hydrogen »

It probably doesn't take much to change your mind.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5566
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: I HAD DREAM THAT CHANGE MY MIND!

Post by barbarossa »

afisoone wrote:Last night after cishaa. I was watching local politics about the shutdown and how is rolling. I was not into Somali politics at all....

So I went to sleep. I dream about something that shocks me. I never had personal problems on anyone and I only focus on what I believe and what I think is the right things.

So here is my dream and I will write it in afsomaali.
Waxaa ku riyooday anigoo isleeyahay meel somaliyo kamid ah ayaan dhaxjooga. Meel banaan ayee aheed. Waxaa meel fog igaga soo muuqday nin khamiis qurux badan oo nuurka ka muuqda aad layaabeeysid. Ninkii suu usoo socday waa isoo hor istaagay. Wuu Islaamay wuxuuna igu wacay magaceega runta ah. Ninka aad ayuu u waji furnaa.
Wuxuu igu dhahay nimaankaan kadaashaada fadhiyo mataqaanaa? Kadaal ayaan fiiriyay mase waxaa arkay sheikh aan qudbooyinkiisa aan dhageysan jiray iyo nin kale buuran oo yara cad.

Ninkii hadalkiisa ayuu sii watay wuxuu dhahay nimankaan iska ilaali waa niman xun. Bal fiiri ninkaas digil madoow. Sheikha ayuu ula ujeedaa. Ninkii wuu i duceeyay. Allah ka badbaadiyo ficiladooda xun ayuu igu dhahay iyo makrikooda. Wuuna i macsalaameeyay.

Hadaba sheikhii madoobaa waa sheikh Cabdulqaadir Muumin laakiin ninka buuran oo mariinka ah waan garanwaayay.
Hadaba riyadaas ii fasira.........
How can you question a prophecy foretold, in nocturnal apparition? You should heed the advice of the phantom, and abandon this diabolical imam's flock, at once. Run, Afisoone, run!
User avatar
Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1881
Joined: Sat Jul 27, 2013 8:13 am
Location: Retired

Re: I HAD DREAM THAT CHANGE MY MIND!

Post by Arabman »

Interesting dream.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”