Axmad Madoobe Seizing the PM Ouster Opportunity to Name Gov'

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Axmad Madoobe Seizing the PM Ouster Opportunity to Name

Post by Faranacab »

Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulka KMG ah ee Jubba

Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe ayaa magacaabay xubnaha Wasiirada ee maamulkiisa, iyadoo Madaxweyne kuxigeen u magacaabay siyaasiga lagu magacaabo Suldaan C/qaadir Luga-Dheere.

Munaasabad saaka ka dhacday Madaxtooyada Kismaayo ayaa lagu shaaciyay magacyada Wasiirada ka mid noqonaya Maamulka KMG ah ee Jubba.

Afhayeenka Maamulka C/naasir Seeraar ayaa u aqriyay saxaafada magacyada Wasiirada Maamulka Axmed Madoobe, isagoo sheegay in la dhameystiri doono Maamulka.

Magacaabidan ayaa ka dambeysay kadib markii mudooyinkan magaalada Kismaayo ay ka socotay wada tashiyo iyo kulamo Hogaamiyaha Maamulka la lahaa qeybaha kala duwan ee bulshada oo ku aadan magacaabida Wasiirada Maamulka KMG ah ee Jubba.

Hadaba magacyada Wasiirada iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka sida ayay u qornaayeen:-

1- Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka Jubba ayaa waxaa loo magacaabay Suldaan C/qaadir lugadheere.

1-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Axmed Cabdi Xafiid

2-Wasiirka beeraha Xoolaha iyo kaluumaysiga Maxamed Aadan Jaamac

3-Wasiirka Bulshada Maxamed Ibraahin Maxamuud (Macalin Maxamed)

4-Wasiirka caafimaadka iyo fayo dhowrka Xasan Daahir Yaroow
5- Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Maxamed Nuur Iftiin (Shambala)

6- Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Maxamed Warsame Faarax (Darwiish)

7- Wasiirka maalIyada Maxamed Sheekh Yuusuf Cumar oo loo yaqaano Abuu Yuusuf.

8- Wasiirka Macdanta biyaha iyo Bii’ada Cabdi Nuur Cali Aadan.

Dhinaca kale waxaa Maamulka uu sheegay inuu soo dhameystiri doono Wasiirada kale, wasiir kuxigeo iyo agaasimayaal


http://jowhar.com/news.php?readmore=2403


Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”