Bartamaha Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubadda hoose waxaa hadda lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan maleeshiyaadka Raaskambooni,waxaana la sheegayaa in sarkaalkaasi lagu dilay gurigiisa hortiisa isla markaasna la dhaawacay qaar ka tirsan ilaaladiisa.
Col Cabdi Madoobe ayaa ka mid ahaa Saraakisha Maleeshiyaadka Raaskambooni ee ku sugan magaalada Kismaayo,waxaana dilka marxuumkan ku soo aadayaa xilli dhawaan Magaalada Kismaayo Maleeshiyaadka Raaskambooni kaga dhawaaqeen waxay ku tilmaameen Wasiiro.
Habeen ka hor ayeey ahayd Markii Bartamaha Magalaada Kismaayo lagu Dilay labo kamid ah Saraakisha ilaalada Wasiirka Arimaha Bulshadda maamulka Jubba Macalin Maxamed ibraahin Walow mid kamid ah uu ahaa Sargaalka ugu sareeya istaafka Macalin maxamed.
Kooxda dilkan fulisay ayaa la sheegayaa inay ka baxsadeen goobtii ay dilka ka fuliyeen,waxaana la sheegayaa inaysan jirin cid ilaa iyo hadda loo soo qabqabtey dilka Sarkalkaasi oo ahaa sarkaal ka tirsna saraakisha Maleeshiyaadka Raaskambooni ee ay horboodaan Axmed Madoobe & Isbatoore Fartaag.
Ugu dambeyntii Waxaa la aaminsan yahay inay dilkaasi fuliyeen Maleeshiyaadka Alshabaab oo weeraro ba,an inta badan la beegsada Xarumaha ciidamada Amisom iyo kuwa Maleeshiyaadka Raaskambooni. Mana jiraan ilaa iyo hadda cid sheegatey dilka Marxuumkaasi.
The believers are relieved from his evil. More commanders of the slave group will be killed until there is no fitnah in Jubbooyinka and the rule returns in the hands of the believers.
Highest commander of the Kenyan slave group killed!
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Highest commander of the Kenyan slave group killed!
Believers in rape, murder & pillage?.......never ever!
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Highest commander of the Kenyan slave group killed!
Ur shit town buuhoodle needs you
Welcome in the ignore list, original dhaandhaan.
Welcome in the ignore list, original dhaandhaan.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Highest commander of the Kenyan slave group killed!
Why are you getting upset....because your asses are getting handed to you in S Hooose maybe?
You`ve fabricated about 4 threads claiming the moryaans are winning in S Hoose.
Keep deluding yourself nigger.
You`ve fabricated about 4 threads claiming the moryaans are winning in S Hoose.
Keep deluding yourself nigger.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 2166 Views
-
Last post by sahal80
-
- 7 Replies
- 1584 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 560 Views
-
Last post by Mr.Wise
-
- 4 Replies
- 1092 Views
-
Last post by bakooradBoy
-
- 2 Replies
- 2012 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 19 Replies
- 4947 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 32 Replies
- 3020 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 15 Replies
- 2436 Views
-
Last post by Mad May
-
- 0 Replies
- 6 Views
-
Last post by tightrope