reer burco come in

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: reer burco come in

Post by Hodan94 »

EAST
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: reer burco come in

Post by Hodan94 »

abdikarim86 wrote:
Hodan94 wrote:whats the difference the men on both areas seem feminine.
What's the difference ma jirto ...if you are going to insult Hargeysa make sure
you can differentiate it from Djibouti :lol:
whats there to differentiate. you have the same culture. reer hargeysa that step into burco end up with a mental illness cuz they cant take the heat. leave burco to the real men and women. and continue enjoying your UNDP workshops on colouring pictures in your neighbourhood.
User avatar
burcaawi14
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Sun Aug 04, 2013 10:04 pm
Location: Uk

Re: reer burco come in

Post by burcaawi14 »

Hodan94 wrote:EAST
Likewise solay madow iyo ahmad faarax wa reer abtigay
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: reer burco come in

Post by Hodan94 »

lmao i'm axmed farah so welcome brother
User avatar
burcaawi14
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Sun Aug 04, 2013 10:04 pm
Location: Uk

Re: reer burco come in

Post by burcaawi14 »

Axmed faarax wa Chinese of hj ciida way ka bateen walle, I figured you were from them. Mar7aban ina abti
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: reer burco come in

Post by Hodan94 »

burcaawi14 wrote:Axmed faarax wa Chinese of hj ciida way ka bateen walle, I figured you were from them. Mar7aban ina abti
walle waa run.
that's why there is no such thing as close relative,practically the whole city and surrounding areas are your relative.
aprox 200 phone calls a day from 200 different ppl..mashallah we are a big bunch. may we continue to terrorize the world.
User avatar
burcaawi14
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Sun Aug 04, 2013 10:04 pm
Location: Uk

Re: reer burco come in

Post by burcaawi14 »

Hodan94 wrote:
burcaawi14 wrote:Axmed faarax wa Chinese of hj ciida way ka bateen walle, I figured you were from them. Mar7aban ina abti
walle waa run.
that's why there is no such thing as close relative,practically the whole city and surrounding areas are your relative.
aprox 200 phone calls a day from 200 different ppl..mashallah we are a big bunch. may we continue to terrorize the world.
Lol true true reer abtigay wa jilib yar la yidhaahdo abdi xildiid. Anyway barasho wacan walaal, waan ku salaamay.
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: reer burco come in

Post by Hodan94 »

oh yeah abdi xildiid are a small bunch...but we're all united.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: reer burco come in

Post by kaliil »

Khalid ali shirka Habar Awale la iclaamiyey ee la leeyahay magaalada Sheekh baa lagu qabanayaa ma maqashay? Ciise Muuse iyo Sacad Muuse oo shir wada qabsanaya imika kahor maan maqal. waxa la sheegayaa inay sacad muuse badankoodu ka xanaaqeen markii Muuse Biixi kursiga lagu qabsaday oo waxay rabaan inay doorashada danbe taageeraan Jamaal Cali Xuseen??
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: reer burco come in

Post by KingWaslawi »

Reer Burco waa dad aad u dhiig kulul, oo waa laga yaabaa inay marka hore iyagoon hubsan ba sida wax u dhaceen xataa qaar meesha iska marayaa mudaharaadka galaan.
Waxan se yaabay markii la igu yidhi ''Mudaharaadkan wuxuu ka billaabmay nin Taliyihii qaybta Togdheer oo taliyaha booliska Somaliland u bedelay Borama, waxa kaloo la isku bedelay taliyaal gobol oo badan''.

Haddaba waxa yaab leh ninka naftiisa u galaafanaaya wax aan faa'ido ugu jirin, maadaama wixii la isku bedelayo iyo wixii qol la isugu gelinayaa toona aanay iyaga khusayn. Wax intaa ka weyn baa laga gadoodaa sida dulmi, xaq-darro iyo wax la mida. Nabadda oo la ilaaliyo ayuu qof walba ku caano maali karaa iyo dadka maatata ah oo laga daayo dhibaatada.

Ta kale dadkan horta meesha soo galo ee reer Hargeysa maxay isaga dhigaan, dad xadaariyiina, waar ilmaadeera yaal waynu is wada naqaanaaye aynu kala gaabsano, qaarkiin waxa xataa laga yaabaa inay magaca Burco uun halkan ka maqleen, weligoodna tagin, dhaqan-koodana waxba ka ogeyn. Dacaayada yar ee raqiiska ah meel la fadhiista, reer Burco waxba waydaan ka aqoone.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: reer burco come in

Post by Khalid Ali »

Kaliil maan maqlin but i can tell you rumors true or not when selebaan gaal and Muuse biixi had a big fight over the Kulmiye convention , Selebaan gaal suggested that Muuse biixi should allow and step aside for silaanyo another term. And muse told him who are you u are not part of the Kulmiye party. Any way Muse told those who were in favor to elect Siilaanyo for another term that if he does not become the presidential candidate in 2015 or 2017 than he will rally all his supporters behind Jamaal Ali :lol: First it was to hold the presidential elections in 2017 , and to hold parliamentary elections in 2015.. Laakin shirkan habar awal is just an ciise muse scheme to break Kulmiye :lol: Nimanki wadani halkay wax marinayaan qaar anu wax isu nahay oo qurbaha jooga ba aad u tageera,, walaalkeen koodhweyne :mrgreen:
Last edited by Khalid Ali on Mon Dec 23, 2013 6:35 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: reer burco come in

Post by Hodan94 »

KingWaslawi wrote:Reer Burco waa dad aad u dhiig kulul, oo waa laga yaabaa inay marka hore iyagoon hubsan ba sida wax u dhaceen xataa qaar meesha iska marayaa mudaharaadka galaan.
Waxan se yaabay markii la igu yidhi ''Mudaharaadkan wuxuu ka billaabmay nin Taliyihii qaybta Togdheer oo taliyaha booliska Somaliland u bedelay Borama, waxa kaloo la isku bedelay taliyaal gobol oo badan''.

Haddaba waxa yaab leh ninka naftiisa u galaafanaaya wax aan faa'ido ugu jirin, maadaama wixii la isku bedelayo iyo wixii qol la isugu gelinayaa toona aanay iyaga khusayn. Wax intaa ka weyn baa laga gadoodaa sida dulmi, xaq-darro iyo wax la mida. Nabadda oo la ilaaliyo ayuu qof walba ku caano maali karaa iyo dadka maatata ah oo laga daayo dhibaatada.

Ta kale dadkan horta meesha soo galo ee reer Hargeysa maxay isaga dhigaan, dad xadaariyiina, waar ilmaadeera yaal waynu is wada naqaanaaye aynu kala gaabsano, qaarkiin waxa xataa laga yaabaa inay magaca Burco uun halkan ka maqleen, weligoodna tagin, dhaqan-koodana waxba ka ogeyn. Dacaayada yar ee raqiiska ah meel la fadhiista, reer Burco waxba waydaan ka aqoone.
reer hargeysa think they're top notch..... with their UNDP bases thinking they're more ilbaax.
they shouldn't even bee talking to be honest. with all cash being invested in that city it still looks like a shithole.
compared to burco which receives hardly anything.
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: reer burco come in

Post by Hodan94 »

kulmiye for next election inshallah amin.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: reer burco come in

Post by KingWaslawi »

Khalid Ali wrote:Kaliil maan maqlin but i can tell you rumors true or not when selebaan gaal and Muuse biixi had a big fight over the Kulmiye convention , Selebaan gaal suggested that Muuse biixi should allow and step aside for silaanyo another term. And muse told him who are you u are not part of the Kulmiye party. Any way Muse told those who were in favor to elect Siilaanyo for another term that if he does not become the presidential candidate in 2015 or 2017 than he will rally all his supporters behind Jamaal Ali :lol: First it was to hold the presidential elections in 2017 , and to hold parliamentary elections in 2015.. Laakin shirkan habar awal is just an ciise muse scheme to break Kulmiye :lol: Nimanki wadani halkay wax marinayaan qaar anu wax isu nahay oo qurbaha jooga ba aad u tageera,, walaalkeen koodhweyne :mrgreen:
Silanyo for another term aa? :? Niyaw muu iska nasto wakhtigan oo kale uma haboona inuu sii tartamo.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: reer burco come in

Post by KingWaslawi »

Hodan94 wrote:kulmiye for next election inshallah amin.

Inaadeer meel iska fadhiiso ragga lama dhex boodo e, arrimaha siyaasada maxaa faraha kuu geliyay intan baabad leeg tahaee!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”