reer burco come in
Moderator: Moderators
- Hodan94
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4931
- Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
- Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.
Re: reer burco come in
whats there to differentiate. you have the same culture. reer hargeysa that step into burco end up with a mental illness cuz they cant take the heat. leave burco to the real men and women. and continue enjoying your UNDP workshops on colouring pictures in your neighbourhood.abdikarim86 wrote:What's the difference ma jirto ...if you are going to insult Hargeysa make sureHodan94 wrote:whats the difference the men on both areas seem feminine.
you can differentiate it from Djibouti
- burcaawi14
- SomaliNetizen

- Posts: 615
- Joined: Sun Aug 04, 2013 10:04 pm
- Location: Uk
Re: reer burco come in
Likewise solay madow iyo ahmad faarax wa reer abtigayHodan94 wrote:EAST
- Hodan94
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4931
- Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
- Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.
Re: reer burco come in
lmao i'm axmed farah so welcome brother
- burcaawi14
- SomaliNetizen

- Posts: 615
- Joined: Sun Aug 04, 2013 10:04 pm
- Location: Uk
Re: reer burco come in
Axmed faarax wa Chinese of hj ciida way ka bateen walle, I figured you were from them. Mar7aban ina abti
- Hodan94
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4931
- Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
- Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.
Re: reer burco come in
walle waa run.burcaawi14 wrote:Axmed faarax wa Chinese of hj ciida way ka bateen walle, I figured you were from them. Mar7aban ina abti
that's why there is no such thing as close relative,practically the whole city and surrounding areas are your relative.
aprox 200 phone calls a day from 200 different ppl..mashallah we are a big bunch. may we continue to terrorize the world.
- burcaawi14
- SomaliNetizen

- Posts: 615
- Joined: Sun Aug 04, 2013 10:04 pm
- Location: Uk
Re: reer burco come in
Lol true true reer abtigay wa jilib yar la yidhaahdo abdi xildiid. Anyway barasho wacan walaal, waan ku salaamay.Hodan94 wrote:walle waa run.burcaawi14 wrote:Axmed faarax wa Chinese of hj ciida way ka bateen walle, I figured you were from them. Mar7aban ina abti
that's why there is no such thing as close relative,practically the whole city and surrounding areas are your relative.
aprox 200 phone calls a day from 200 different ppl..mashallah we are a big bunch. may we continue to terrorize the world.
- Hodan94
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4931
- Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
- Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.
Re: reer burco come in
oh yeah abdi xildiid are a small bunch...but we're all united.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: reer burco come in
Khalid ali shirka Habar Awale la iclaamiyey ee la leeyahay magaalada Sheekh baa lagu qabanayaa ma maqashay? Ciise Muuse iyo Sacad Muuse oo shir wada qabsanaya imika kahor maan maqal. waxa la sheegayaa inay sacad muuse badankoodu ka xanaaqeen markii Muuse Biixi kursiga lagu qabsaday oo waxay rabaan inay doorashada danbe taageeraan Jamaal Cali Xuseen??
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: reer burco come in
Reer Burco waa dad aad u dhiig kulul, oo waa laga yaabaa inay marka hore iyagoon hubsan ba sida wax u dhaceen xataa qaar meesha iska marayaa mudaharaadka galaan.
Waxan se yaabay markii la igu yidhi ''Mudaharaadkan wuxuu ka billaabmay nin Taliyihii qaybta Togdheer oo taliyaha booliska Somaliland u bedelay Borama, waxa kaloo la isku bedelay taliyaal gobol oo badan''.
Haddaba waxa yaab leh ninka naftiisa u galaafanaaya wax aan faa'ido ugu jirin, maadaama wixii la isku bedelayo iyo wixii qol la isugu gelinayaa toona aanay iyaga khusayn. Wax intaa ka weyn baa laga gadoodaa sida dulmi, xaq-darro iyo wax la mida. Nabadda oo la ilaaliyo ayuu qof walba ku caano maali karaa iyo dadka maatata ah oo laga daayo dhibaatada.
Ta kale dadkan horta meesha soo galo ee reer Hargeysa maxay isaga dhigaan, dad xadaariyiina, waar ilmaadeera yaal waynu is wada naqaanaaye aynu kala gaabsano, qaarkiin waxa xataa laga yaabaa inay magaca Burco uun halkan ka maqleen, weligoodna tagin, dhaqan-koodana waxba ka ogeyn. Dacaayada yar ee raqiiska ah meel la fadhiista, reer Burco waxba waydaan ka aqoone.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: reer burco come in
Kaliil maan maqlin but i can tell you rumors true or not when selebaan gaal and Muuse biixi had a big fight over the Kulmiye convention , Selebaan gaal suggested that Muuse biixi should allow and step aside for silaanyo another term. And muse told him who are you u are not part of the Kulmiye party. Any way Muse told those who were in favor to elect Siilaanyo for another term that if he does not become the presidential candidate in 2015 or 2017 than he will rally all his supporters behind Jamaal Ali
First it was to hold the presidential elections in 2017 , and to hold parliamentary elections in 2015.. Laakin shirkan habar awal is just an ciise muse scheme to break Kulmiye
Nimanki wadani halkay wax marinayaan qaar anu wax isu nahay oo qurbaha jooga ba aad u tageera,, walaalkeen koodhweyne 
Last edited by Khalid Ali on Mon Dec 23, 2013 6:35 pm, edited 1 time in total.
- Hodan94
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4931
- Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
- Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.
Re: reer burco come in
reer hargeysa think they're top notch..... with their UNDP bases thinking they're more ilbaax.KingWaslawi wrote:Reer Burco waa dad aad u dhiig kulul, oo waa laga yaabaa inay marka hore iyagoon hubsan ba sida wax u dhaceen xataa qaar meesha iska marayaa mudaharaadka galaan.
Waxan se yaabay markii la igu yidhi ''Mudaharaadkan wuxuu ka billaabmay nin Taliyihii qaybta Togdheer oo taliyaha booliska Somaliland u bedelay Borama, waxa kaloo la isku bedelay taliyaal gobol oo badan''.
Haddaba waxa yaab leh ninka naftiisa u galaafanaaya wax aan faa'ido ugu jirin, maadaama wixii la isku bedelayo iyo wixii qol la isugu gelinayaa toona aanay iyaga khusayn. Wax intaa ka weyn baa laga gadoodaa sida dulmi, xaq-darro iyo wax la mida. Nabadda oo la ilaaliyo ayuu qof walba ku caano maali karaa iyo dadka maatata ah oo laga daayo dhibaatada.
Ta kale dadkan horta meesha soo galo ee reer Hargeysa maxay isaga dhigaan, dad xadaariyiina, waar ilmaadeera yaal waynu is wada naqaanaaye aynu kala gaabsano, qaarkiin waxa xataa laga yaabaa inay magaca Burco uun halkan ka maqleen, weligoodna tagin, dhaqan-koodana waxba ka ogeyn. Dacaayada yar ee raqiiska ah meel la fadhiista, reer Burco waxba waydaan ka aqoone.
they shouldn't even bee talking to be honest. with all cash being invested in that city it still looks like a shithole.
compared to burco which receives hardly anything.
- Hodan94
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4931
- Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
- Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.
Re: reer burco come in
kulmiye for next election inshallah amin.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: reer burco come in
Silanyo for another term aa?Khalid Ali wrote:Kaliil maan maqlin but i can tell you rumors true or not when selebaan gaal and Muuse biixi had a big fight over the Kulmiye convention , Selebaan gaal suggested that Muuse biixi should allow and step aside for silaanyo another term. And muse told him who are you u are not part of the Kulmiye party. Any way Muse told those who were in favor to elect Siilaanyo for another term that if he does not become the presidential candidate in 2015 or 2017 than he will rally all his supporters behind Jamaal AliFirst it was to hold the presidential elections in 2017 , and to hold parliamentary elections in 2015.. Laakin shirkan habar awal is just an ciise muse scheme to break Kulmiye
Nimanki wadani halkay wax marinayaan qaar anu wax isu nahay oo qurbaha jooga ba aad u tageera,, walaalkeen koodhweyne
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: reer burco come in
Hodan94 wrote:kulmiye for next election inshallah amin.
Inaadeer meel iska fadhiiso ragga lama dhex boodo e, arrimaha siyaasada maxaa faraha kuu geliyay intan baabad leeg tahaee!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 5083 Views
-
Last post by CaliBurco
-
- 1 Replies
- 984 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 10 Replies
- 1971 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 15 Replies
- 5123 Views
-
Last post by Qatar_isaaq_chick
-
- 16 Replies
- 2887 Views
-
Last post by budnacab
-
- 0 Replies
- 688 Views
-
Last post by Nacaas77
-
- 87 Replies
- 7182 Views
-
Last post by IZNOGOOD
-
- 54 Replies
- 5599 Views
-
Last post by Filsan05
-
- 29 Replies
- 2512 Views
-
Last post by LANDER-4-LIFE