http://hiiraan.com/news/2013/Dec/warark ... -44640.htmDowladda Soomaaliya oo soo saartay Amar lagu diiday in gudaha dalka lagu xaso ama lagu Weyneeyo Ciidda Masiixiga
Talaado, December 24, 2013 (HOL) — Wareegto kasoo baxday wasaaradda garsoorka iyo arrimaha diinta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu mamnuucay in gudaha dalkeena Soomaaliya lagu xuso ama lagu weyneeyo ciidaha masiixiga.
Wareegtada ayaa lagu sheegay in Soomaaliya oo dhan aan lagu xusi karin maalmahaa cidda masiixiga, kaddib shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen agaasimaha guud ee wasaaradda garsoorka iyo diinta, Sheekh Maxamed Khayroow Aadan iyo agaasimaha waaxda diinta ee wasaaradda, Sheekh Cali Sheekh Maxamuud (Sheekh Cali Dheere).
Mas’uuliyiintan ayaa bulshada Soomaaliyeed ku boorriyay inaan dalka laga xusi karin maalmaha kirismiska oo ay dhigtaan dadka kirishtaanka ah ee caalamka ku nool, taasoo billaabanays maalinta berry ah oo bishan ay ku beegan tahay 25-ka.
“Ummadda Islaamka waxaan la socon siinaynaa in maalmahan soo socda la dhigi doono dabal-dagyo aan diinta Islaamka waafaqsanayn, marka bulshada Soomaaliyeed si hufan ha ula socdeen xuska masiixiga ah inaan dalkeenna lagu sameyn karin,” ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.
Sidoo kale, agaasimaha guud ee wasaaradda Sheekh Kheyrow ayaa isaguna xusay in hay’adaha ammaanka ay u gudbiyeen in dalka aan lagu dhigi karin xuska ciidda masiixiga, waxaana uu ku baaqay in bulshada ay ka fogaadaan xafladaha noocaas oo kale ah.
Dalalka ay ku nool yihiin dadka masiixiyiinta ah ayaa sannad walba waxaa lagu qabtaan xusaska maalinta masiixiga oo ay u asteysteen inay tahay markii uu dhashay Nabiyullaahi Ciise (CS).
Amarkan kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa wuxuu noqonayaa kii ugu horreeyay oo ay soo saaraan dowladihii kala duwanaa ee dalka soo maray tan iyo markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Soomaaliya sannadkii 1991-kii.
Agaasimayaasha u hadlay wasaaradda garsoorka iyo arrimaha diinta dalka Soomaaliya ma aysan sheegin in shaqaalaha hay’adaha samafalka ee aan muslimiinta ahayd ay xusi karaan maalintan ciidda masiixiga iyo in kale.
Somali FG announces to people not to celebrate Christmas
Moderator: Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Somali FG announces to people not to celebrate Christmas
- Hodan94
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4931
- Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
- Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.
Re: Somali FG announces to people not to celebrate Christmas
who are they aiming this at...al shabbaab?
- Substance
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Somali FG announces to people not to celebrate Christmas
Strange thing to warn against in a muslim country. This goes without saying. Unless amisom have been conducting mass convertings over the years.
-
AbdiJohnson
- SomaliNet Super

- Posts: 5957
- Joined: Fri Jun 07, 2013 4:24 pm
- Location: Slave of Western Values
Re: Somali FG announces to people not to celebrate Christmas
Retarded people Somalis are governed by. Who the hell cares if people celebrate Christmas? This is how wars start. You start intolerating and discriminating against others and people will end up being killed. That useless country in that useless continent.
I am,
Abdi "Don't they have more pressing issues to address?" Johnson
I am,
Abdi "Don't they have more pressing issues to address?" Johnson
- skywalker25
- SomaliNet Super

- Posts: 5456
- Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
- Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''
Re: Somali FG announces to people not to celebrate Christmas
The blind leading the blind.....
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Somali FG announces to people not to celebrate Christmas
Does having Turkey count?......it's halal from Tesco's by the way. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 152 Views
-
Last post by optimist_1
-
- 7 Replies
- 570 Views
-
Last post by fisabililah
-
- 0 Replies
- 342 Views
-
Last post by tightrope
-
- 1 Replies
- 441 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 11 Replies
- 1525 Views
-
Last post by Hodan94
-
- 3 Replies
- 624 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW