Mogadisho Charity Night for the victims of Jowhar floods

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Mogadisho Charity Night for the victims of Jowhar floods

Post by anzeloti »

Bandhig Faneed deeq lacageed loogu uruurinayay dadkii ku waxyeeloobay Fatahaada Wabiga Shabelle ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotelka City Palace, iyadoo bandhig Faneedkan lagu soo beegay sanadka cusub ee 2014 xalay saqdii dhexe markii 12-ka saac ku buuxsantay uu curtay.

Image

Image

Image

Image

Image

Image


Masha Allah well done :up: :som:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Mogadisho Charity Night for the victims of Jowhar floods

Post by FarhanYare »

well done :clap:
User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: Mogadisho Charity Night for the victims of Jowhar floods

Post by Vivacious »

Is that Cabdow Caramram, the guy next to Lafoole in the last pic?
User avatar
Bermooda
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1675
Joined: Fri Jul 19, 2013 1:23 pm

Re: Mogadisho Charity Night for the victims of Jowhar floods

Post by Bermooda »

Mamulka Gobolka Banaadir Oo $100,000 Dollar Gaarsiiyey Jowhar

Muqdisho, Mareeg.com: Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta deeq dhan $100,000 dollar gaarsiiyay magaalada Jowhar ee xarrunta gobolka Shabeellaha Dhex si wax loogu qabto dadkii ku waxyeelloobay fataahadda wabiga Shabeelle oo jirtay muddo 4 bilood ah.

Lacagta la gaarsiiyey Shabeellaha Dhexe waxaa iska soo ururiyay dadka ku nool degmooyinka gobolka Banaadir.

Xubno ka socda gobolka Banaadir oo uu ka mid yahay guddoomiyaha degmada Waabari, Axmed Mayre Makaraan ayaa deeqdaas gaarsiiyay magaalada Jowhar.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa 19-kii bishoo hore ee December magaalada Garowe gaarsiiyey lacag kaalmo ah oo gaareysay $200,000 dollar, taasoo lagu wareejiyey guddiga gurmadka dadkii ku waxyeelloobay duufaantii ku dhufatay Puntland.

Magaalada Jowahr ayaa bilihii lasoo dhaafay waxaa ka jiray fahaad xoog leh oo uu sameeyey webiga Shabeelle iyo colaad beeleed, waxaana dhawaan lagu guuleystay in la xiro buqdii fatahaadda keentay iyo la kala dhex galo beelihii dagaallamay.
http://www.mareeg.com/mamulka-gobolka-b ... ey-jowhar/

Reer Mogadishu
Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Shabeelada Dhexe”