Bis. Bis- bismilaahi.ManD333q wrote:Ismail .lool wadaadas dadka si fiican bay u dhaceen lol.
Waxan maqli jiray Markii hillibka lasoo hor dhigey wadaadada, ayaa saladii lagalay. Markaasay bisadu kusoo yaceen hillibkii… markasay ku washeen Bis.Bis.bismilaahi astaqfulah.

Walaahi, pre-1991kii soomaalidu waxay ahaayeen dad iska wada khurafaad miidhan ah.

Waxaan ku soo gaadhay ayeeyday hooyadeed oo ka xasuustaa say u joogto uumbay islaamo intay u yeedhato ayey odhan jirtay "Qofkan rooxaan baa haysee, waa ineynu wadaadada ka cuudinaa"



@At Ismaaciil. Loool, hilib jeclaan taasi way dhaaftaye!