Xawadle interior minister. Lol. I called this the other day, the PM has something against HG.Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed ayaa caawa ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada, kadib munaasabad daahday oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada.
Ku dhawaaqista Golaha Wasiirada oo muddo saacado la sugayay ayaa qarka u saarantay inay dib u dhacdo, kadib markii uu is mari waa dhex maray Madaxda dowladda.
Ra'iisul Wasaare C/wali ayaa Golihiisa Wasiirada mid mid ugu aqrinayay munaasabada xilliga dambe ee caawa ka dhacday Madaxtooyada, iyadoo aanay goob joog ka aheyn Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Inkastoo aan magacyada Golaha Wasiirada oo buuxa aanu helin hadana waxaa heynaa qaar ka mid ah Wasiirada
C/llaahi Goodax Barre Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
Xuseen Cabdi Xalane Wasiirka Maaliyada
Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Wasiirka Gaashaandhiga
C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Amniga Qaranka
Mustaf Dhuxulow Wasiirka Warfaafinta
Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
Faarax C/qaadir Wasiirka Garsoorka
Wixii warar ee ku soo kordha iyo magacyada Golaha wasiirada kala soco wararkeena dambe
Jowhar reports: official half of cabinet members
Moderator: Moderators
Jowhar reports: official half of cabinet members
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 519 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 42 Replies
- 6521 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 494 Views
-
Last post by Coeus
-
- 26 Replies
- 1617 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 8 Replies
- 1111 Views
-
Last post by Somaliman%
-
- 36 Replies
- 2605 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 51 Replies
- 3192 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 43 Replies
- 2477 Views
-
Last post by mahamed99_sex
-
- 7 Replies
- 1026 Views
-
Last post by UgaaskaBarakaysan
-
- 13 Replies
- 965 Views
-
Last post by YummyMummy
