Agreed.
Isaaq wuu is maamuli karayaa, Somaliland waxa soo maray saddex madaxweyne oo Isaaqa waanay maamuleen.
sidoo kale waa la maamulay oo 8 sano waxa maamulaayay non Isaaq.
Daarood Ma ogola in la maamulo, ismana maamuli karo, waayo iminkaba kismaayo ayay ku heshiin waayeen, dhinaca Puntland waa sidoo kale, isma ogola, dhulbahante ma ogola in Majeerteen maamulo, Warsangelina ma ogola sidoo kale.
Hawiye Isma maamuli karo, oo xassan culus aad bay uga soo horjeedaan, lamana maamui karo oo cidii is tidhaa maamul way ku tufayaan, iyaguna cid ma maamuli karaan ilaa ay iyagu marka hore isu ogolaadaan inay is maamulaan.
''Soomaaliya way buktaa, Way buktaa, way baahantoo Isaaq bay rabtaa, miyay bugsanaysaa''
Isaaqna waxba ku fali maayo Soomaaliya, oo isaga ayaa isku filnaaday.
Dhadhan iyo sibraar kayda
Sidig caanaheedaa leh
Badar iy sarreen shiidan
Iyo sixin ku iidaaman
Wax la cuno sabiib baa ah
Nin samaystay baa faan leh 