Xaglo Toosiye:- Xuduuda Somaliland 5km ayey u jirtaa Garoowe

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Xaglo Toosiye:- Xuduuda Somaliland 5km ayey u jirtaa Garoowe

Post by THE_TRUTH1 »

[img]http://www.aarannews.com/wp-content/upl ... oosiye.png[/img]

[b]Xaglo Toosiye:- Xuduuda Somaliland 5km ayey u jirtaa Garoowe, Boosaaso-na 15-km marka waa u caqli xumo qolada cusub puntland inay…
wasiirka caafimaadka xagla toosiyeWasiirka caafimaadka maamulka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) ayaa waxa uu digniin u diray madaxwaynaha cusub ee maamulka Puntland oo uu uga digay inuu wax faro-galin ah ku sameeyo deegaano ka mid ah Somaliland, kaas oo ugu hanjabay inuu isagu masuul ka noqon doono khasaaraha iyo dhibaatada ka dhalata dhaqdhaqaaqyada ka dhanka ah Somaliland ee uu wado sida uu yiri[/b]

Dr Saleebaan Ciise Xaglo-toosiye oo wax laga waydiiyey sida uu u arko hadalo doraad ka soo yeedhay Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland C/wali Gaas oo isagu sheegay inay ka go’an tahay inuu dib u sooceliyo deeganada maqan ee puntland ayaa waxa uu ku jawaabay oo uu yiri “Run ahaantii hadalkaasi waxaan u arkaa mid hurinaya colaad iyo dhibaato, C/wali Gaas waa nin dhalinyaro ah oo aqoonyahan ah hadana waxaan uga digayaa inuu isku dayo talaabo kasta oo keeni karta colaad, waxaanan mar kale uga digayaa inuu haba-yaraatee uu faro-galin ku sameeyo deegaano ka mid ah Somaliland”.
“Waa laga soo gudbay wakhtigii qabiilka iyo isirka ee laga dhaxlay dagaaladii sokeeye. Somaliland xuduudeeda way taqaanaa oo 5KM ayey xuduuda Somaliland u jirtaa magaaladda Garoowe, sida runta ahna colaadu nina dan uguma jirto. C/wali Gaas-na waxaan u sheegayaa oo aan xasuusinayaa in Puntland tahay saddex gobol oo waliba saddexdaba ay dhibaatooyin ka jiraan oo amni daro iyo horumar la’aani ka jirto’e aqoontiisa goboladiisaasi ha galiyo oo wax ha u qabto, wixii faro-galin ah ee uu Somaliland ku soo sameeyo-na caano ka maali-maayo, Somaliland waxay xaq u leedahay inay is difaacdo oo xuduudaheedana sugto oo ilaaliso markaa Sool, Sanaag iyo Buuhoodle waxay ka tirsan yihiin Somaliland, waxaananu diyaar u nahay in cidkasta oo xuduudahaasi soo faro-galisa inaanu ka difaacno dadkayaga” ayuu yiri mar kale wasiir xagl-toosiye oo intaasi kudaray “waa u caqli xumo hanjabaadda uu ku celcelinayo nin 5KM xuduuda ay Somaliland la leeyihiin u jirto caasimaddiisa garoowe oo Boosaaso-na 15KM aanu u jirno, mana filayo inay dani ugu jirto Puntland in colaadi meel 5KM u jirta Garoowe inay ka bilaabanto mar walba waan ka digayaa arintaasi”.
Ugu danbayntiina Dr Saleebaan Ciise Xaglo-toosiye waxaa uu baaq u diray beesha caalamka isagoo yiri “Beesha caalamka waxaanu ugu baaqaynaa inay la socdaan oo ay la taliyaan qolyaha meesha ku cusub ee digniinaha iyo hadalada colaada abuurayaa ka soo yeerayaan, waxaananu dunida u sheegaynaa wixii ka yimaada dhaqdhaqaaqyadaasi waxa masuul ka ah maamulka cusub ee Puntland ee Garoowe ka dhisan.
Wariyaha aarannew.com Caaqil Dalmar
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Xaglo Toosiye:- Xuduuda Somaliland 5km ayey u jirtaa Gar

Post by quark »

Image focking uncle ruckus with no shame
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Xaglo Toosiye:- Xuduuda Somaliland 5km ayey u jirtaa Gar

Post by THE_TRUTH1 »

[b][b]“Waa laga soo gudbay wakhtigii qabiilka iyo isirka ee laga dhaxlay dagaaladii sokeeye. Somaliland xuduudeeda way taqaanaa oo 5KM ayey xuduuda Somaliland u jirtaa magaaladda Garoowe, sida runta ahna colaadu nina dan uguma jirto. C/wali Gaas-na waxaan u sheegayaa oo aan xasuusinayaa in Puntland tahay saddex gobol oo waliba saddexdaba ay dhibaatooyin ka jiraan oo amni daro iyo horumar la’aani ka jirto’e aqoontiisa goboladiisaasi ha galiyo oo wax ha u qabto, wixii faro-galin ah ee uu Somaliland ku soo sameeyo-na caano ka maali-maayo, Somaliland waxay xaq u leedahay inay is difaacdo oo xuduudaheedana sugto oo ilaaliso markaa Sool, Sanaag iyo Buuhoodle waxay ka tirsan yihiin Somaliland,[/b][/b]

Warning to Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland C/wali Gaas :lost: or Somaliland r will run over Bossaso and Garowe taugh days ahead for C/wali Gaas
User avatar
STARKAST
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5150
Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
Location: Bale mountains, Somali Galbeed

Re: Xaglo Toosiye:- Xuduuda Somaliland 5km ayey u jirtaa Gar

Post by STARKAST »

Haven't you guys got like 70% unemployment to worry about ? And finishing creating your 'country' ?
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Xaglo Toosiye:- Xuduuda Somaliland 5km ayey u jirtaa Gar

Post by Ismail87 »

What a clown :lol:
saacJabshee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2393
Joined: Wed Mar 27, 2013 5:39 pm

Re: Xaglo Toosiye:- Xuduuda Somaliland 5km ayey u jirtaa Gar

Post by saacJabshee »

Gas might have to talk to hassan whilst he is still in xamar :lol:
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Xaglo Toosiye:- Xuduuda Somaliland 5km ayey u jirtaa Gar

Post by LiquidHYDROGEN »

It's good to have a house-nigga. :whew:
User avatar
Kismaayo21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2351
Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
Location: Jaziiiraaa beachh

Re: Xaglo Toosiye:- Xuduuda Somaliland 5km ayey u jirtaa Gar

Post by Kismaayo21 »

THE_TRUTH1 wrote:wasiirka caafimaadka xagla toosiyeWasiirka caafimaadka maamulka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) ayaa waxa uu digniin u diray madaxwaynaha cusub ee maamulka Puntland oo uu uga digay inuu wax faro-galin ah ku sameeyo dee
The reason :sland: will never get recognition, has no one ever read this man his job description for facks sake :notsure:
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: Xaglo Toosiye:- Xuduuda Somaliland 5km ayey u jirtaa Gar

Post by Niya »

No worries, he will be flipping the script in the near future. In the meantime, nothing wrong with trying to stay relevant.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”