Gaalkacyo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Bermooda
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1675
Joined: Fri Jul 19, 2013 1:23 pm

Gaalkacyo

Post by Bermooda »

Alshaytan might have brought something good after all for that very divided city :up: :som:

Maamullada Puntland iyo Gal-mudug ayaa markii ugu horreysay magaalada Gaalkacyo si wadajir ah uga billaabay howlgallo lagu xaqiijinayo amniga, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in laga baqdin qabo in xubno ka tirsan Al-shabaab ay Gaalkacyo kusoo dhuuntaan.
Image
http://www.hiiraan.com/news/2014/Mar/wa ... um=twitter
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Mudug”