Axmed Xaabsade: I regret handing over Las Anod to Somaliland
Moderator: Moderators
- BoholKing
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1072
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:53 pm
- Location: In Xarshow by the beach
Axmed Xaabsade: I regret handing over Las Anod to Somaliland
XAABSADE Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(Ramaas)May.22.2014-Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade, oo ku magacaaban la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha doorashooyinka iyo asxaabta
siyaasadda, horena u ahaa wasiirka hawlaha guud iyo guriyaynta, ayaa si adag uga hadlay xaaladda gobalka Sool iyo sida aanay xukuumadda Somailand siyaasiyiinta Dhulbahanate uga tallo gelin arrimaha ka taagan. Mr. Xaabsade, wuxuu tilmaamay inuu qoomamaynayo qaybtii uu ka qaatay in gobalka Sool ku soo noqdo gacanta Somaliland, waxaanu sheegay inaan lagu ixtiraamin guushaas uu soo hooyay oo aan wax tallo ah la weydiin, isagoo sidoo kale cadeeyay in guud ahaan madaxda
Beesha Dhulbahante ugu jirta dawladda Somaliland aan iyagana waxba laga weydiin gobalkooda. Xaabsade, wuxuu arrimahan kaga hadlay waraysi uu la yeeshay
weriye Maxamed Sagax, oo ka tirsan Wargeyska Haatuf ee xayiran, kaas oo u soo gudbiyay Wargeyska Geeska Afrika, waxaanu waraysigaasi u dhacay sidan:
Axmed; Sideed u aragtaa xaaladda gobalka Sool?
Aad iyo aad waxaanu uga xunahay inaan talada dadkayaga waxba lanaga weydiin haddaanu nahay ragga jooga Somaliland ee madaxda ah, shalay waxa la
weeraray Taleex, maantana waxa la weeraray Saax-dheer, intaana waxayaga meesha jooga nin qudha oo wax ka og oo wax laga weydiiyay oo laga tallo
geliyay ma jiro, waxaanu umadda u sheegaynaa inaanu arrintaa aad iyo aad uga xunahay, waxaanu leenahay tani waxay keenaysaa sidii lagu kala tagi
lahaa, waxa kale oo aanu leenahay dalka waa la wada leeyahay, lama kala laha, waxa muuqata inaan talada Dhulbahanate ee halkan jooga aanay talada
dalka waxba ku lahayn, markaas taasi waxay noo keenaysaa sidii loo kala tagi lahaa oo loo kala dhaqaaqi lahaa, taasna aad iyo aad baanu uga xunahay,
waanan ka tashanaynaa waxayaga halkan joogaa.
Adigu waxaad tahay siyaasi culus, Madaxweynahana aad baad isugu dhawaydeen, dad badan ayaa leh Madaxweynuhu wuu ka talaabsaday Xaabsade,
oo rag yaryar oo curdin ah ayuu taladii u dhiibay, arrintaas mala odhan karaa waa ka qayb dhibaatada.? Waa ka mid, arrintaasi waa ka mid, intii
muddo ahaydba waxayagii madaxda ahaa wax lanagama weydiiyo, khaas ahaan anigoo keenay gobalka Sool oo Somaliland ku soo daray, nasiib darro
ayay noqotay inaan maanta waxba layga weydiin gobalka Sool, aad iyo aadna waan uga xumahay waanan qoomamaynayaa, khaladkaygana waan qaadanayaa.
Talada aad tidhi waanu tashan doonaa, maxaa ka mid ah ayaad u malaynaysaa?
Waxa ka mid ah inaanu dhulkayagii la tallo noqono, mar haddii Isaaq tixgelin waayay soohdiintii heshiiskii ay Somali isugu tagtay ee ay mid ku
samaysatay, dee anaguna tixgelin mayno tii Ingiriis nagu qasbay ee uu na qabsaday ee uu sameeyay, taladayadana dib baanu ula noqonaynaa.
Xigasho:Geeska Africa
http://ramaasnews.com/index.php/News/Ne ... iDqIj.dpuf

-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Axmed Xaabsade: I regret handing over Las Anod to Somali
Don't be surprised to see him in Garowe soon. 
Re: Axmed Xaabsade: I regret handing over Las Anod to Somali
Original dervish,
Whats the plan for Lascanood?
Whats the plan for Lascanood?
-
SecretAgent
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4824
- Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
- Location: east south west north
Re: Axmed Xaabsade: I regret handing over Las Anod to Somali
Poor dhulos they only have 4 degmos u need 2.5 gobals to be a federal state only choice is be part of harti kingdom or somaliland
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Axmed Xaabsade: I regret handing over Las Anod to Somali
The residents of the city have opted to preserve the peace/homes/businesses...until a political resolution is achieved.
If we were to eject s/l tomorrow...the very next day p/l would arrive and a civil war would break out.
Don't forget we were the main pro-govt clan in northern Somalia.....both entities harbour bitterness/animosity towards us.
Secret agent....we can be a province incorporating all our lands.

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Axmed Xaabsade: I regret handing over Las Anod to Somali
He just wants Siilaanyo to throw him a bone. Shaxaad-Xaabsade's pockets are drying up, time for qaaraan uruuris.
- BoholKing
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1072
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:53 pm
- Location: In Xarshow by the beach
Re: Axmed Xaabsade: I regret handing over Las Anod to Somali
Here is the interview.
Re: Axmed Xaabsade: I regret handing over Las Anod to Somali
Why is everyone surprised with this traitorous back stabber, his people main source of living comes from traitorous activities and back stabbing as well as switching sides. He is just following his dhaqan of no principles.
Keep on working the somaliland system daroods, get as muh as you can.
Keep on working the somaliland system daroods, get as muh as you can.
- BoholKing
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1072
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:53 pm
- Location: In Xarshow by the beach
Re: Axmed Xaabsade: I regret handing over Las Anod to Somali
Well to be honest it is Siilaanyo's fault now that Sool politicians are growing discontent with the JSL government. He attacked Saaxdheer the hometown
of Xaabsade without consulting him that is why he said "Siyaasiinta kaso jeeda Sool waxba lagama waydiiyo" .

Last edited by BoholKing on Sat May 24, 2014 10:55 am, edited 1 time in total.
-
SecretAgent
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4824
- Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
- Location: east south west north
Re: Axmed Xaabsade: I regret handing over Las Anod to Somali
No its actually the opposite dhulos love silanyo govt they will leave is hes not relected it hj n hy know dhulo politics why bring a somebody else 
- BoholKing
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1072
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:53 pm
- Location: In Xarshow by the beach
Re: Axmed Xaabsade: I regret handing over Las Anod to Somali
It is just a joke.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 553 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 10 Replies
- 624 Views
-
Last post by udun
-
- 15 Replies
- 1322 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 1 Replies
- 442 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 1 Replies
- 395 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 16 Replies
- 1308 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 305 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 404 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 44 Replies
- 2839 Views
-
Last post by knet
-
- 3 Replies
- 646 Views
-
Last post by Deqa111