S/land shows the UN the midle Finger we will expand the army

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

S/land shows the UN the midle Finger we will expand the army

Post by Khalid Ali »

Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Warbixin La Hor Geeyay G Ammaanka
JUNE 2, 2014
“Kuwii cuna-qabatayntu saarnayd ayaaban ognahay in laga jabiyay oo hub lagu dal dalayo,hadalka gudigana waa mid gef ku ah Somaliland..”
“Somaliland waxay leedahay ciidammo Qaran oo ka qayb qaata ammaanka geeska afrika,qaaradda iyo ka caalamkaba”cadami

Hargeysa, (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay warbixin ay Golaha Ammaanku u gudbiyeen guddida dabo-galka hubka qarramada midoobay ee Soomaaliya iyo Eritrea oo ay ku sheegeen inay Somaliland samaynayso ciidan hubaysan oo khatar ku noqon kara nabad-gelyada mandaqada geeska Afrika.

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa guddiga dabo-galka cunaqabataynta hubka qaramada midoobay ee Soomaaliya iyo Eratariya warbixinta ay u gudbiyeen golaha ammaanku ku tilmaamay mid gef ku ah Somaliland, isla markaana sheegay inay tahay hadal la iska yidhi oo guddigaasi kaga been sheegayaan Somaliland, waxa kale oo uu guddiga ku tilmaamay kuwo shaqadoodiiba ay fashilantay oo aan waxba ka qaban hubka Soomaaliya soo gala oo ay ahayd kii loo xil saaray.

Wasiir Cadami waxa kale oo uu sheegay in hore loo jabiyay cuna-qabatayntii hubka ee la saaray Soomaaliya, isla markaana maanta caalamku si toos ah hubka u soo galiyo Soomaaliya oo waliba ay gacanta u galiyaan dawlad aan ka wada-talin caasimadda waddankaas inta kalena aanay gacanta ugu jirin oo ay maamulaan kooxaha ay dagaalka kula jiraan.

Wasiirku waxa uu sidaa ku sheegay wareysi gaar ah oo uu siiyay wargeyska DAWAN, Waxaanu ugu horeyn weydiinay warbixinta ay soo saareen guddiga dabo-galka cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya iyo Eratariya oo sheegtay in Somaliland ay qoranayso ciidan hubaysan oo wax yeelayn kara ammaanka Somaliland iyo mandaqadaba, waxa uu ku jawaabay. “Horta hadal waa la iska odhan karaa cid kastaana waxay doonto way sheegi kartaa, laakiin xaqiiqadu waxay tahay marka ugu horeysa ciddii ay cunaqabatayntu saarnayd ayaaba hore looga jabiyay oo caalamku u kala dheeraynayaa siday u hubayn lahaayeen, waliba cidda la hubaynayaa waa dawlad aan gacanta ku wada hayn caasimadda ay ka dhisan tahay, iskabadaa dalka intiisa kalena,waxaananu u aragnaa hadalka ay guddigu soo saartay mid gef ku ah Somaliland.”
Wasiir Axmed Xaaji Cali Cadami oo la weydiiyay jiraankaas ciidanka ay golaha ammaanku ka hadleen waxa uu yidhi, “Somaliland waxay leedahay ciidammo dawladdeed oo dhamaystiran, isla markaana waxay awood u leedahay inay ciidankeeda tayayso qalabayso, laakiin ma jiraan ciidammo aan kuwa qaranka ahayn oo dalka laga qorayaa, guddigu markay leedahay waxaa laga qorayaa Somaliland ciidammo kale oo aan ku jirin ciidamadda dalka ee jira, waxay majaro habaabinayaan golihii ammaanka ee la rabay inay warbixin ka soo gudbiyaan hubka sida tooska ah maalin kasta loo galinayo Soomaaliya, kaasoo aanu u aragno inuu u gacan gali karo cid aan caqliyan masuuliyad hub qaadi karayn, isla markaana taasi ay keeni karto nabadgelyo darro ka timaadda dhanka Soomaaliyada oo mandaqada ku faafi karta.”

Wasiirka oo ka jawaabayay waxa ay Somaliland ahaan kaga jawaabayaan qodob warbixinta ku jira oo sheegaya in ciidamadda Somaliland ay khatar ku yihiin nabadda mandaqada, waxa uu yidhi, ‘Somaliland ciidankeedu waxay hanteen guud ahaan nabadda dalka Somaliland, waxaanay ka qayb qaateen nabadgelyada geeska Afrika, qaaradda Afrika iyo guud ahaan nabadda caalamkaba, waxaanay beesha caalamka Somaliland kala shaqaysaa nabadgelyada mandaqada oo xaalado badani ka jiraan, taasna waxaa suuragaliyay ciidammadda Somaliland oo ah ciidammo qaran.

Somaliland-na cidna cadaw kuma aha duulaanna kuma waddo, isla markaana marnaba ma ogola in dalkeeda ay soo galaan cid nabadgelyadeeda wax yeeli karta ama cid kale cadaw ku ah, waxay Somaliland hormood u tahay inay mandaqada iyo beesha caalamkaba kala shaqayso nabadgelyada, waxaanay ahayd in guddiga iyo golaha ammaankuba Somaliland ku abaal-mariyaan sida wanaagsan ee ay caalamka ugala shaqayso nabadda sheegaanna sida ay dalkeeda ciidanka Somaliland uga hanteen budhcad-baddeed,argagixiso iyo nooc kasta oo qas-wadeyaal ah iyo geesteeda nabadda ay mandaqada uga hanatay, laakiin waa nasiib-darro in guddigu garan waydo waxa ay Somaliland mudan tahay.”

Somaliland.Org/Hargeysa
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: S/land shows the UN the midle Finger we will expand the

Post by Xildiiid »

They should've done it a long time ago. Somalia doesn't represent us, so the UN's arms embargo on Somalia doesn't concern us nor should it affect Somaliland in any way. What I dislike about SL politicians is that they're trying to be gentlemen in a f-king whore house.
User avatar
Octavius
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1689
Joined: Thu May 08, 2014 3:00 pm
Location: Oh Allah, I ask of you peace & faith in this world & in the hereafter

Re: S/land shows the UN the midle Finger we will expand the

Post by Octavius »

The Somalia and Eritrea Monitoring Group are the people who have worked tirelessly to thwart, delegitimise and discredit all efforts to establish a functioning, effective government & military in dhulka Soomaaliyeed. These so called experts are pens-for-hire who will write and do whatever they are paid to do/write. Based in Nairobi, they make all their assessments from comfortable hotel lobbies in Nairobi where they claim various expenses and they have never visited Somalia/Somaliland.

Jarat Chopra - Coordinator

Image

Coordinator was Matt Bryden (fired for lack of professionalism, poor quality reporting, unsubstantiated claims in reports)

Jeanine Lee Brudenell - Finance 'Expert'
Dinesh Mahtani - Finance 'Expert'
Was: Ghassan Schbley (fired for lack of professionalism, poor quality reporting, unsubstantiated claims in reports)

Emmanuel Deisser - Arms 'Expert'

Aurélien Llorca - Transport 'Expert'

Jörg Roofthooft - Maritime 'Expert'

Babatunde Taiwo - Armed Groups 'Expert'

Kristèle Younès - Humanitarian 'Expert'
User avatar
Hawdian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2491
Joined: Thu Jul 04, 2013 8:02 pm
Location: Berbera to Tis Abay with one step.

Re: S/land shows the UN the midle Finger we will expand the

Post by Hawdian »

I enjoy moments like this. Well done SL. The UN is just a gang with flag and huge budget. They are not different than Ali Khalif and his Khuukh gang. Dabada ha laga lado. Their job is Eritrea and Somalia (two Italian projects that failed) not SL.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13996
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: S/land shows the UN the midle Finger we will expand the

Post by DR-YALAXOOW »

Somaliland can not even afford to buy uniforms ciidamadeda kala duwan and guest who buys for them.. yes UN :up: UNDP buys all somaliyas self styled maamuls for their militia or army uniform haddii ay ahaan lahaayen bunaaniland, Somaliland, Galmudug. jubbaland and of course the international recogniced central Goverment in xamar...

UN si wanaagsan ayay u taqaanaa Somaliland waayo waa maamul ay iyadu quudiso , laga bilaabo daawada biyaha lagu nadiifiyo ilaa daawooyinka isbitaalada lagu siiyo bukaan socodka.. hadalkan dawlada Somaliland kuma socdo UN . Hadalkan wuxuu ku socdaa shacabka Somaliland e wali mirqaanka Somaliland ka yiraahdo haayo e mooda dowlad dunida laga aqoonsan yahay oo membar ka ah UN ta..
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: S/land shows the UN the midle Finger we will expand the

Post by Khalid Ali »

Dr Ximaar not every one is A UN project :lol: :lol: Meesha ma walanweyni stan baad moodaysa where Nickolas kay idin aabo yahay,,
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: S/land shows the UN the midle Finger we will expand the

Post by theyuusuf143 »

Octavius wrote:The Somalia and Eritrea Monitoring Group are the people who have worked tirelessly to thwart, delegitimise and discredit all efforts to establish a functioning, effective government & military in dhulka Soomaaliyeed. These so called experts are pens-for-hire who will write and do whatever they are paid to do/write. Based in Nairobi, they make all their assessments from comfortable hotel lobbies in Nairobi where they claim various expenses and they have never visited Somalia/Somaliland.

Jarat Chopra - Coordinator

Image

Coordinator was Matt Bryden (fired for lack of professionalism, poor quality reporting, unsubstantiated claims in reports)

Jeanine Lee Brudenell - Finance 'Expert'
Dinesh Mahtani - Finance 'Expert'
Was: Ghassan Schbley (fired for lack of professionalism, poor quality reporting, unsubstantiated claims in reports)

Emmanuel Deisser - Arms 'Expert'

Aurélien Llorca - Transport 'Expert'

Jörg Roofthooft - Maritime 'Expert'

Babatunde Taiwo - Armed Groups 'Expert'

Kristèle Younès - Humanitarian 'Expert'

Matt Bryden was fired because he was naturalised somalilander, the fecking walaweyns accused him personally. it was not about his professionalism they just did not like him, thousands of walaweyn faqashs contacted UN headquarters complaining about matt personally "ninkaan naag iidooruu qabaa" they even tried to apply the same method on mahiga because "naag iidooruu salaamay" mahiigaa yaabaay :damn:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13996
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: S/land shows the UN the midle Finger we will expand the

Post by DR-YALAXOOW »

ar u saying this gaal futocad is married somali isaaq woman... shame on here :down:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: S/land shows the UN the midle Finger we will expand the

Post by Khalid Ali »

His wife is not isaaq but gadabuursi , not that it matters. But Mat Bryden is a good man i have met him in addis ababa back in 2008 he is a very reasonable man and very well served on Somalia and Somaliland affairs.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”