Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by Talo alle udaa »

The first direct battle between the dhaanto loving Liyuu police and the extremist group Alshabab faced off in border village of Aato.

more than 19 wounded Liyuu police militia were airlifted to Addis Ababa some of them severly wounded, Ina Iley will be visiting them soon.

raggii dhaantada jecla jab bey la kulmeen

Allah is the most just, for these fockers, like the alshabab, have caused undue oppression on the locals, and it's God's will the two punish each other.


Image

Jijiga, June 5, 2014 – Warar lagu daabacay rasaasa iyo Muuqaalka sawirkan ayaa lagu sheegay in dhaawac badan la keenay Isbitaalka guud ee ciidamada Atobiya ay ku leeyihiin magaalada Addis Ababa.

Dhaawaca la keenay Addis Ababa waxaa tiradooda lagu sheegay 19 ruux. Askartan waxay ku soo dhaawacmeen dagaal saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey ka socday gabalka Bakool ee dalka Somaliya. 19-ka ruux ee dhaawacan dhamaantoodba waxay ka tirsan yihiin maleeshiyada Liyuu Booliska ee degaanka Somalida.

Isla galabtaba waxaa Isbitaalka Booqday qaar ka mida ehelada dhaawacyada la keenay Addis Ababa, waxayna sheegeen in shan ka mid ah, uu dhaawacoodu aad u xun yahay.

Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Cabdi Iley, ayaa la sheegay in uu booqasho ku imanayo Addis Ababa, si uu u arko xaalada dhaawaca ciidanka Liyuu Booliska ee yaala Isbitaalka guud ee ciidamada Atobiya
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by abdikarim86 »

The Liiyu cannot fight it would seem :lol:

The Cagdheers will probably plead to their
protector; The Ethiopian Federal Army :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by Khalid Ali »

Godane will crush them if it just the rag tag Somali militia

if the Tigres and the oromo footsoldiers come it will be difficult
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by Substance »

May they destroy each other. Not only the useless liyuu condoms but the xabashi Army aswell.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by AhlulbaytSoldier »

very interesting
User avatar
blizzard90
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 872
Joined: Wed Apr 23, 2014 9:21 am
Location: The art of Hating

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by blizzard90 »

wtf I thought liyu police were only inside K5, what are they doing inside bakool inside somali borders?? the government must act quickly.
User avatar
Warabaha
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1724
Joined: Thu Jan 23, 2014 5:41 pm

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by Warabaha »

blizzard90 wrote:wtf I thought liyu police were only inside K5, what are they doing inside bakool inside somali borders?? the government must act quickly.
they come to terrorize innocent people ob the orders of their xabashi masters
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by MarsinQorahay »

The brave liyu police did a good job crushing the weak alshabab's, inshallah soon they will capture the mad idoor of baraawe.

Image
Image
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by Khalid Ali »

Amiir Godane will destroy the xabashi stooges :mrgreen:
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by MarsinQorahay »

Sida aan wada ogsoonahay Alshabaab ayaa waxa ay dhib aad u badan ku haysaa xasiloonida iyo nabada geeska Africa.

Alshabaab ayaa 27 bisha may wax ay weerar gardaro ah ku qaadey shacabka tuulada Aato ee dagmada Baarey wax ayna ku gumaadeen shacabkii daganaa tuuladaas arintaas oo ddsi, ciidamada iyo shacabka oo aad iyo aad uga cadhoodey ayaa waxaa shir dag dag ah 28 may wada galey saraakiisha ciidamada liyuu booliska oo go’aan ku gaadhey in ay jawaab ka bixiyaan weerarkaas gardarada ah ee shacbka DDSI Alshabaab bilaasabab ku gumaadey waxayna 28 bisha may ilaa iyo 2 june ay diyaariyeen qorshihii ay ku weerari lahaayeen waxa ayna weerar ku qaaden goobihii iyo xeryihii maleeshiyadka Alshabaab ay daganaayeen.

Weerarkaas cilmiyeysanaa ee ay cadhadu ku jirtay ayay Alshabaab kagaqabsadeen tuulooyinka iyo magaalooyinka Sariir,Lahelow,Shiibiraale,,Rahle, Lagalaay, iyo dagaalka oo wali ka socda inta u dhaxeysa Garasweyne xudur, waajid,xudur, roobdiire.Ciidamada liyuu booliska ayaa waxay dagaaladaas cashir aad qaali ah ugu dhigeen Alshabaab waxa ayna cagta mariyeen dhamaan gacan kudhiiglayaashii soo weerarey tuulada Aato iyo dhamaan xeryihii ay ka soo duuli jireen. Ciidamad liyuuga oo xeeladaha dagaalka khibrad aad u dheer u leh ayaa waxa ay sameeyeen ama ay layimaadeen xirfado iyo xeelado aad u sareeya oo aad uga yaabiyey alshabaab waan arinta keentey guushan dhamaan caalamka ugubka ku ah.

Cidamada liyuuga ayaa waxa ay alshabaab kadileen mudada yare e uu dagaalku socdey 85 arkari waxa ayna gacanta ku dhigeen 5 xubnood oo afar kamid ahi ay dhaawac aad u xuni uu ku yaalo sidoo kale waxa ay gacanta ku dhigeen 123 qori oo iskugu jira kuwo waayen iyo yaryar waxayna ka dubeen 4 baabuurta hubka culus ay saareyd. Dagaalkan ayaa waxaa guul aad u weyn ay cidamada liyuugu ka soo hooyeen waxan aad u soo dhaweeyey shacka halkaas daganaa kadib markii ciidamaka liyuugu ay dhamaan magaalooyinkaas ka dajiyeen calamadii u taagnaa alshabaab kadibna ay saareen Calanka soomaliya taasoo aad u soo dhaweyen dadka daganaa goobahaas. Arimaahaas iyo wixii cadeymo ee aan gacanta ku hayno oo ay kamid yihiin qalabka iyo hubka iyo maxaabiista laga qabtey Alshabaab ayaan dib idiinka soo gudbin doonaa

Ugu danbeyn ciidamada liyuuga ayaa waxa ay dagaaladan ka soo hooyeen guushii abid ugu weyneed arintaas oo tusaale dhab ah loo soo qaadan karo waa markii ugu horeysey ee maleeshiyaadka alshabaab laga dilo 85 askari islamarkaan ay ku guul dareystaan in ay meydkoodii qaataan waxan intaas sii dheer hubka iyo maxaabiista liyo hanti aad u badan oo gacanta lagaga dhigey. Wixii dagaaladaas ka soo kordha dib ayan idiin kala soo socdisiin doonaa.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by MarsinQorahay »

Khalid Ali wrote:Amiir Godane will destroy the xabashi stooges :mrgreen:
nacnac sheeko baan u aqaana waxaas, godane the mad idoor of baraawe waqtigiis waa dhamaaday, the ogadens are on their way to capture his head and throw it over tog wajaale border.
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by metamorphosis »

This is a win win situation for Somalia. Hope they fight each other to the last man standing.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by MarsinQorahay »

metamorphosis wrote:This is a win win situation for Somalia. Hope they fight each other to the last man standing.
ubbo afka kala qaad aan kaaga kaaje
StormShadow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2603
Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by StormShadow »

MarsinQorahay wrote:The brave liyu police did a good job crushing the weak alshabab's, inshallah soon they will capture the mad idoor of baraawe.

Image
Image
:damn:

The Khawariij attacked a small tuulo in fajr time and most of the people that died were ciidamadii degaanka and xoola dhaqato not Liyu police. Those pictures are around Xudur and Waajid.

ps, Bakool is alkebaab's second biggest base after Baraawe. Good thing they smoked them out. :up:
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: Godane's Alshabab vs Liyuu police Round 1

Post by metamorphosis »

MarsinQorahay wrote:
metamorphosis wrote:This is a win win situation for Somalia. Hope they fight each other to the last man standing.
ubbo afka kala qaad aan kaaga kaaje
Nacaska candhada wayn ma wax baa isu kiin galaa horta garac yahay! Orodo u faydo hakugu saydhe!
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”