If Hutus don't kill you with AK47, they will with Niiko and if you survive that then they know where to get WMD.
Radio Mogadishu
9 hrs ·
U gargaar qoys dhibaato iyo imtixaan qabsaday. Waxay cabeen Biyo sun ay ku jirto. Meel u dhaw degmada Cadale ee gobolka Sh.dhexe ayey deganaayeen. Waxaa lagu hayaa Isbitaalka keysaney ee duleedka Muqdusho qaybta nool.
Qoyskaan waxa ay ka koobanaayeen Aabe, hooyo iyo 6 caruura, ayeeyo, iyo 3 caruur ah oo ay dhashay Eedo la dhalatay aabaha qoyska. Aabaha waxaa la yiraahdaa C.llaahi Cali Maxamed hadda waa uu waashay dhibku marka uu dhacay.
Waxaa dhintay.
1.salaado xasan ow cali hoyada dhashay caruurta. 30 jir ah.
2.Nasro c.hi cali maxamed.10 jir.
3.ikraan saylsx sharaawe 14 jir.waxaa dhashay cajabo cali maxamed.
4.hidaayo saylsx sharaawe.12 jir. Waxa dhashay cajabo cali maxamed.
5.maqdis yusuf axmed 3 jir. waxa dhashay cajabo cali maxamed.
Waxaa koomo ku jira.
1.malyuun c.laahi call maxamed 11 jir.
2.raxmo c.laahi call maxamed 8 jir
3.maxaned c.laahi cali maxamed 7
4.iqra c.lahi cali maxamed 3 jir
5.faadumo calasow ayeeyo 50 jir. Xanuun iyo waalli ayaa haya.
La xiriir Cajabo cali maxamed tel no 00252618830706
Ama nuur Ibraahim maxamed tel no 0615587188.
Ama Maamulka Radio Muqdisho 00252616112999.
Hawdian---exposing poison and niiko since 1913.