Miliishiya beeled oo qabsaday Marka
Moderator: Moderators
Miliishiya beeled oo qabsaday Marka
Maxa ka socda Sh/H wa wax aan maanta Somali ku haboonayn dawlada Muqdishona ay wax ka qaban la'adahay ama sida lasoo sheegay ay madaxweynaha iyo madaxda kale ay raali ka yihiin oo ayba garab toosa siinayan dadka Somalida ah oo aan gobolka u dhalan , lakiin raba in ay wax walba xoog ku muquuniyan taas oo ay sameynayeen tan iyo markii dawladii dhacday 1991 , waxa kale oo ugu daran in ay ciidamo lasoo tababaray si ay u noqdaan ciidan Somaliyeed ay hab qabiil u dagalaman oo ay u hiiliyan dadka aan gobolka u dhalan , wa wax laga argagaxo oo muujinaysa inan wadanka dawlad iyo nidaam ka jirin , maxa yeelay ciidamada dharka milateriga wadanka ku labisan waxay gobolka dhibaatada ku hayeen in Sanad ka badan , waxyna ahayd in dareeska milateriga laga xayuubiyo madaama ay dan gaar ah u dagaalamayan ay tii loo dhaariyayna dhinac mareen , teeda kale ciidamada UNISOM in ay arinta ka aamusan ma aha ee wa inay wixii xad gudub ah oo dadka shicibka ah lagula kaco ay wax ka qabtaan , dawladana waxa looga baahna dadka galgaduud iyo Mudug ka yimi oo aan gobolka u dhalan inay runta u sheegto oo ay ku tiraahdo ama dadka dhulka u dhashay si nabad ah kula nolaada ama ku noqda gobaladii aad ka soo guurteen , lakiin sidee dawladu sidan ku samayn karta mar hadii ay labada dhinac dhinac tageerayso.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 689 Views
-
Last post by kaliil
-
- 41 Replies
- 2387 Views
-
Last post by Bermooda
-
- 18 Replies
- 1285 Views
-
Last post by CaynabaX
-
- 3 Replies
- 483 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by LUTENANT_XAMZA
-
- 6 Replies
- 9223 Views
-
Last post by Geeljire252
-
- 10 Replies
- 1230 Views
-
Last post by xaseey
-
- 9 Replies
- 1237 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 15 Replies
- 1265 Views
-
Last post by xoogSADE14
